Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Excel 2013 – Casharada Excel 2013 oo dhan Halkan Ka Baro – Macalin Mohamed Jama

Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.

Unknown

Wixii Su’aal ah toos u weydii Macalinka Diyaariyey HALKAN RIIX ama Noogu Soo Dir Page ka shirkada HALKAN RIIX

 

Casharkii 1-aad Halkan Riix – > Lesson 01 Introduction

Casharkii 2-aad Halkan Riix – > Lesson 02 Environment

Casharkii 3-aad Halkan Riix – > Lesson 03 Backstage View

Casharkii 4-aad Halkan Riix – > Lesson 04 Using Templates

Casharkii 5-aad Halkan Riix – > Lesson 05 Worksheet Views

Casharkii 6-aad Halkan Riix – > Lesson 06 Exporting Workbooks

Casharkii 7-aad Halkan Riix – > Lesson 07 Cell Basic

Casharkii 8-aad Halkan Riix – > Lesson 08 Using Fill Handle

Casharkii 9-aad Halkan Riix – > Lesson 09 Flash Fill

Casharkii 10-aad Halkan Riix – > Lesson 10. Modify,Delete,insert Row and Column

Casharkii 11-aad Halkan Riix – > Lesson 11 Wrapping Text, Merge Center

Casharkii 12-aad Halkan Riix – > Lesson 12 Formatting Cells

Casharkii 13-aad Halkan Riix – > Lesson 13 Text alignment

Casharkii 14-aad Halkan Riix – > Lesson 14 Worksheet Basics

Casharkii 15-aad Halkan Riix – > Lesson 15 Page Layout

Casharkii 16-aad Halkan Riix – > Lesson 16 Formula and Function 

Casharkii 17-aad Halkan Riix – > Lesson 17  Simple Formulas

Casharkii 18-aad Halkan Riix – > Lesson 18 Create a Formula

Casharkii 19-aad Halkan Riix – >  Lesson 19 Creating Formula using Click Method

Casharkii 20-aad Halkan Riix – > Lesson 20 Functions

Casharkii 21-aad Halkan Riix – > Lesson 21 Freezing Panes

Casharkii 22-aad Halkan Riix – > Lesson 22 Sort, Filter Data

Casharkii 23-aad Halkan Riix – > Lesson 23 Try

Casharkii 24-aad Halkan Riix – > Lesson 24 Summary

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Fuad Arwo says:

    Asc,,,bacda salaan waan idan salaamay shirkada sahalsoftware maamulka iyo macalimiinta iyo dhamaan ardayda wax ka barata….intaa ka dib. Bahda sahalsoftware waxaan u arkaa in ay yihiin guul iyo barwaaqo u soo hoyatey umadda soomaaliyeed gaar ahaana inta ku xidhan. Alle ha idanka abaal mariyo casharada iyo dadaalka wanaagsan ee aad gali seen aqoonta dadka soomaaliyeed.
    Allah ayaa Mahad leh

  2. Asc wr wb Bismilllah Bacda salan aad ayaa ugu farax sanahay heerka maanta ay gaaren website Sahalsoftware iyo intii ku xiranba aad ayaana ugu mahad celinaa Macalimiinta iyo Ardaydaba. Mclnmiin adinkoo raaliya aniga waxaan ahay gabar ku cusub Website kan, sidoo kle waxaa i dhaafay Cashiro badan oo u baahnay in leyga caawiyo saas ay tahayne marka waaan fahmi waayay sida aan u isticmaali lahaa ama dib ugu so ceshan lahaa cashiradii I dhaafay.

    Adinkoo raaliya waxaan jeclaan lahaa inaa iga caawisiin isticmaalka Sahalsoftware.

    Thank you so much😊😊😊

  3. sadiiq axmed faarax says:

    wa




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid