Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Ka Faa’iideyso Su’aalo Iyo Jawaabo Aqoon Kororsi Ah:

Ka Faa’iideyso Su’aalo Iyo Jawaabo Aqoon Kororsi Ah:

  • Waxaad sheegtaa magaca Malaga suurta afuufay oo kamid ah mallaigta
  • J – Malaga suurta afuufaya waxaa la yiraahdaa Israa’fiil
  • S – Waxaad sheegtaa geedka ka baxa Jahanama bartankeeda?
  • J – waxaa la yidhaahdaa Zaquum.
  • S – Waxaad sheegtaa macnaha magaca Jibriil?
  • J – Macnaha Jibriil waa Adoon, sida uu ku fasiray Ibnu Cabaas.
  • S – Waxaad sheegtaa masaajidak salaada lagu tukadaa ay u dhiganto ajar cumro?
  • J – Waa masaajidka Qubaa.
  • S- Waxaad sheegtaa maydka xalaasha ah?
  • J- maydka xalaasha ahi waa ””Ayaxa iyo Kaluunka.
  • S – Waxaad sheegtaa dhiiga xalaasha ah?
  • J – dhiiga xalaasha ahi waa Beerka iyo Beer-yarada.
  • S – Kumuu ahaa ninkii dakhray Nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
  • J – Wuxuu ahaa Ibnu Qimah.
  • S – Kumuu ahaa yuhuudigii Nebga(NNKHA),sixray?
  • J – Wuxuu ahaa Lubeyd binu Acsam.
  • S – Waxaad sheegtaa ninkii jebiyey dhooshii nebiga(NNKHA), dagaalkii Uxud?
  • J – wuxuu ahaa Cuqba binu abdi waqaas.
  • S – Waxaad sheegtaa gabadhii Alle u waxyooday?
  • J – waxay ahayd Nebi muuse hooyadii
  • S – Waxaad sheegtaa magaalada aan cudurka daacuunku gelin?
  • J – waxaa weeye Magaalada Madina Almunawara.
  • S – Waxaad sheegtaa suuradii sababta u ahayd inuu soo islaamo Cumar binu khadab?
  • J – waxay ahayd suuradu Daahaa.

 

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (38)

  1. sabriyesomali2000@gmail.com says:

    Waan kahelay web kan
    Jir oo joog

  2. aamina says:

    Masha allah jazakumu allahu kheyr waan kaheley waayo aadban u xiiseya siirada nabigeena nnkh iyo asxaabtiisa amaba suaalooyin aadbaana ujeclahay illahow kheyr sii inta kheyrka faafisa oo u naxariiso amiin

  3. Aad Iyo Aad Ayeey Uficn Tahy Mann sha Allah Thankz

  4. Waan Kahelaa Man sha Allah Hadan Ahy Abdiweli Gaas Iyo Dhamn Ba Muslms Ka Adunka

  5. Ibrahim wadani says:

    Masha Allah

  6. shariif yusuuf jimcale says:

    waxan ka hailnaa su aalo iyo jawaabo muhiim ah mahdsanid

  7. halyeyga himilada hibeeya says:

    jazakalh khayra my team sahal software

  8. pro Aadan sulaiman says:

    jazakalh khayra my team sahal software

  9. nuur sharif says:

    masha Allah ajar Allaha idinkasiiyo

  10. waad mahadsantihin sahal software

  11. Axmad ak says:

    Bro noo soo kali sualo iyo jawaabo aad u adag iyo kuwo ku saabsan dalkeena

  12. ali abdi gurey says:

    Sxp aniga muqdishaan joogaa barnaamijkaan waa ka helay waana la dhacay
    marka sxp aniga waxan ahay nin iska dan yar ah wlhi sxp
    lkn 1$ waan awoodaa bishii marka intee idiinku soo diraa
    EVCPLUS. ma isticmaashaa

  13. Now waa maqli jiray laakiin mahadsani

  14. abdi rahman sheikh adan says:

    msh allh waad mahadansantihiin

  15. muna says:

    Masha Allah jazakalah

  16. Hibo farah says:

    Manch alh alle ha idi sharfo

  17. cabdi qani says:

    maasha allaah waa cashar fiican

  18. khadar says:

    Mansha alah

  19. muhumed says:

    mansha allah

  20. mohammednor siraj kerow says:

    Masha allah website aad iyo aad ayuu u fican yahy in laga faideysto aqoon guuud wanna ku faraxsanahy alx wanna soo dhaweyna

  21. Dhool yare says:

    Waa maxay shayga dumarka markasta ay arkaan ragana ay hal mar arkaan?

  22. Adan Mohamed says:

    Waan ladhacay masha allah

  23. waan ka helay aad ayad umahad santihiin
    waxaan jooga ethiopia sen idinkula.soxidhiidhi karaa




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid