Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Natiijadii Imtixaanaadkii Maanta Ay Qaaday Shirkada Sahalsoftware College Ee Laascaanood Halkan Ka Fiiri:

Maanta ayey ahayd markii ay sahalsoftware ku guuleysatay inay qaado imtixaankii bilaha ahaa , kaasoo si guul ah usoo gabagaboobay, waxaan idiin soo gudbinaynaa natijadii imtixaanaadkii oo dhan .

Waxuu college-ku bishan August scholarship siisey 6 arday  , taasina waa abalmarintii ay shirkaddu horey u balan qaaaday.

Hoos ka akhrio :

1

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Sahra cabdi xirsi Access 90 Free
2 Dubad xasan maxamuud Access 90

2

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 C/raxmaan Muse faarax Accounting 90

3

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Cabdalle mxamed sciid Excel 90 Free
2 Maxamed maxamuud garaad soofe Excel 90
3 Xasan bulaale cali Excel 60
4 Kaamil maxamed cali Excel 60

4

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Maxamed c/laahi ciise Mavis 24 WPM

5

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 C/raxmaan deeq yuusuf Photoshop 30

6

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Farax Axmed Maxamed PowerPoint 90 Free
2 Yacquub burhaan c/laahi PowerPoint 70
3 Maxamed yuusuf Xusen PowerPoint 80
4 Sakariye yuusuf xuseen PowerPoint 80

7

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Maxamed maxamuud garaad soofe Quickbooks 90

8

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Sucaad jaamac c/laahi Social 90 Free
2 Cali mire jaamac Social 90
3 C/risaaq maxamed c/laahi Social 70

9

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Maxamed maxamuud garaad soofe Software 100 Free
2 Maxamed baashe cali Software 80
3 Xamdi rooble cawil Software 60

10

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 C/qani guhaad xasan Som/Math 90

11

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Nasra haybe cismaan Windows 8 100 Free
2 Ramla maxamed aadan Windows 8 90
3 Barwaaqo cabdi muuse Windows 8 80
4 Najax c/laahi maxamud Windows 8 90

12

Sno. Name Program Mark ScholarShip
1 Sahal maxamed diiriye Word 50

 

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid