Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin kara in Computer-kaaga uu ka badbaado Viruses iyo Wixii lamid ah:

 

Tilmaamaha soo socodo waa kuwo kaa caawin karo in Computer-kaada kuu badbaado oo uu ka badbaado Viruses iyo Wixii lamid ah:

1. Firewall-ka hakuu Shidnaado: Firewall waa Barnaamij kaa caawinaya inuu computer-kaada kuu badbaado oo uu ka badbaado soo galitaanka aan sharciyeeysneen tusaale hadii aad ku xirantahay Internet0ka oo uu firewall-ka kaa dansayahay si fudud ayaa loo gali karaa Computer-kaada oo files-ka ku jiro loo tirtiri karaa ama computer-ka lagaaga qaribi karaa.

Shaqada Firewall-ka waa mar alaalo marki la isku dayo in computer-kaada lasoo galo adigoo ku xiran network(Isku xire) waxa uu ku weeydiinaya in lafasaxo oo uu soo galo qofka ama in aad u diido oo uusan soo galin waana muhiim inaad taqaano qofka aad u ogolaaneeyso inuu soo galo computer-kaada.
2.Ku shubo ama iska cusbooneeysii Ka hortagaha Virus-ka  (AntiVirus): AntiVirus waa barnaamij u sameeysan inuu computer-kaada ka difaaco barnaamijyada xun xun ee Computer-ka dhib u keeni kara, wuxuuna raadinaaya Viruses ama Worm iyo wixii lamid ah kuwaas oo dhibaato weeyn leh, mar alaalo marki uu soo qabto wuxuu ku weeydiina in la tirtiro iyo in la iska dhaafo waana muhii inaad iska tirtirto sababto hadii aad ku sii dhaafato waxaa laga yaabaa inta hada uu taaganyahy meel ka daran inuu gaaro.

 

3.Operating System: OS-ka ama Nidaamka Ka Shaqeeysiiya Computer-ka waa inuu update ahaada macnaha isticmaalki ugu dambeeyay eey shirkadda soo saartay sidookale waa muhiim in Windows-ka uu yahay Genuine (Midki eey shirkadda SOo Saarta) waxaana ku ogaan kartaa inuu Genuine-yahay 1.Right Click On my ComputerProperties  2.Waxaad fiirisaa meel eey ku qorantahay Windows Activation (Windows is Activated )

 

4.Iska Jir Waxyaabaha aad soo dhajineeyso: Iska ilaali waxyaabha aad internet-ka kasoo dajineeyso gaar ahaa Software(barnaamijyada) kana soo dagso meel lisku hubo sida cnet.com, iskana jir inaad furto emailattachement(lifaaq) wato qofka kuu soo dirayna aadan aqoon ama markaas aadan sugeeyn ama link email dhaxyaalo .

 

5.Iska Dami Computer-ka: Koritaanka Inernet-ka xawaaraha leh badanaa dadka computer-koodo asigoo daaran ayee ka tagaan  oo internet-ka ku xiran waxaan suura gal ah in computer-ka laguusoo dhax galo oo dhibaato la gaarsiiyo iska dami computer-ka markaa isticmaasho kadib inetnet-kana kasaar.

 

Source: Aflixi.com

>>> www.sahalsoftware.com

Facebook: Eng Mohamud Ahmed Artan

 

 

 

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. yuusuf carab says:

    xageen kahelaa softwere iga ilaalinayo faayris




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid