Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Windows 8 – Casharadiisa oo dhan Halkan Ka Baro – Macalin Mohamed Jama

Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.

 

Wixii Su’aal ah toos u weydii Macalinka Diyaariyey HALKAN RIIX ama Noogu Soo Dir Page ka shirkada HALKAN RIIX

 

Casharkii 1-aad Halkan Riix – > Lesson 01 What is Windows 8

 

Casharkii 2-aad Halkan Riix – > Lesson 02 Exploring Windows 8

 

Casharkii 3-aad Halkan Riix – > Lesson 03 Getting Started Windows 8

 

Casharkii 4-aad Halkan Riix – > Lesson 04 Personalizing Your Start Screen

Casharkii 5-aad Halkan Riix – > Lesson 05 Customizing Your Start Screen Apps 

Casharkii 6-aad Halkan Riix – > Lesson 06 Creating App Groups

Casharkii 7-aad Halkan Riix – > Lesson 07 Getting Started with the Desktop

Casharkii 8-aad Halkan Riix – > Lesson 08 Using Desktop Effects

Casharkii 9-aad Halkan Riix – > Lesson 09 Taskbar Features

Casharkii 10-aad Halkan Riix – > Lesson 10 Managing Your Files and Folders

Casharkii 11-aad Halkan Riix – > Lesson 11 Personalizing Your Desktop

Casharkii 12-aad Halkan Riix – > Lesson 12. Change behaviour of the Mouse

Casharkii 13-aad Halkan Riix – > Lesson 13 Managing User Accounts

Casharkii 14-aad Halkan Riix – > Lesson 14 Change Account Type

Casharkii 15-aad Halkan Riix – > Lesson 15 Parental Controls

Casharkii 16-aad Halkan Riix – > Lesson 16. Opening Your Files Different Apps

Casharkii 17-aad Halkan Riix – > Lesson 17 Change Date and Time

Casharkii 18-aad Halkan Riix – > Lesson 18 Notepad

Casharkii 19-aad Halkan Riix – > Lesson 19 WordPad

Casharkii 20-aad Halkan Riix – > Lesson 20. Paint 

Casharkii 21-aad Halkan Riix – > Lesson 21. Summary

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (5)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid