Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Baro xisaabta Adiga oo gurigaaga dhex jooga: Casharkii 1-aad

Casharkii 1-aad

CASHARKAN ISKU DAY INAAD FAHANTID KADIBNA LAYLIGA HOOSE KA SHAQEE

AFEEF: 

Casharadan waxaan ugu talo galnay dadka waaweyn ee aysan u
 suurtoobin in ay waxbarasho helaan markii ay yaraayeen, hadeerna aan
 caruurta dhex fadhiisan karin, anaga oo soo koobi doona xisaabta oo dhan,
mudo aad u yarna kugu bari doona insha allaah. Marka maalin kasta webkan
 kala soco insha allaah. Talooyinkiinuna waxay noo yihiin muhiim nooguna
soo hagaaji support@sahalsoftware.com
FADLAN:                      
    – CASHARKAN TAAGEER (LIKE)                
    – CASHARKAN GAADHSII ASXAABTAADA (SHARE)        
    – CASHARKAN FAALO KA BIXI SIDA AAD U ARAGTID (COMMENT)
1 KOW 101 BOQOL IYO KOW
2 LABA 102 BOQOL IYO LABA
3 SADDEX 103 BOQOL IYO SADDEX
4 AFAR 104 BOQOL IYO AFAR
5 SHAN 105 BOQOL IYO SHAN
6 LIX 106 BOQOL IYO LIX
7 TODOBA 107 BOQOL IYO TODOBA
8 SIDEED 108 BOQOL IYO SIDEED
9 SAGAAL 109 BOQOL IYO SAGAAL
10 TOBAN 110 BOQOL IYO TOBAN
11 TOBAN IYO KOW 111 BOQOL IYO TOBAN IYO KOW
12 TOBAN IYO LABA 112 BOQOL IYO TOBAN IYO LABA
13 TOBAN IYO SADDEX 113 BOQOL IYO TOBAN IYO SADDEX
14 TOBAN IYO AFAR 114 BOQOL IYO TOBAN IYO AFAR
15 TOBAN IYO SHAN 115 BOQOL IYO TOBAN IYO SHAN
16 TOBAN IYO LIX 116 BOQOL IYO TOBAN IYO LIX
17 TOBAN IYO TODOBA 117 BOQOL IYO TOBAN IYO TODOBA
18 TOBAN IYO SIDEED 118 BOQOL IYO TOBAN IYO SIDEED
19 TOBAN IYO SAGAAL 119 BOQOL IYO TOBAN IYO SAGAAL
20 LABAATAN 120 BOQOL IYO LABAATAN
21 LABAATAN IYO KOW 121 BOQOL IYO LABAATAN IYO KOW
22 LABAATAN IYO LABA 122 BOQOL IYO LABAATAN IYO LABA
23 LABAATAN IYO SADDEX 123 BOQOL IYO LABAATAN IYO SADDEX
24 LABAATAN IYO AFAR 124 BOQOL IYO LABAATAN IYO AFAR
25 LABAATAN IYO SHAN 125 BOQOL IYO LABAATAN IYO SHAN
26 LABAATAN IYO LIX 126 BOQOL IYO LABAATAN IYO LIX
27 LABAATAN IYO TODOBA 127 BOQOL IYO LABAATAN IYO TODOBA
28 LABAATAN IYO SIDEED 128 BOQOL IYO LABAATAN IYO SIDEED
29 LABAATAN IYO SAGAAL 129 BOQOL IYO LABAATAN IYO SAGAAL
30 SODON 130 BOQOL IYO SODON
31 SODON IYO KOW 131 BOQOL IYO SODON IYO KOW
32 SODON IYO LABA 132 BOQOL IYO SODON IYO LABA
33 SODON IYO SADDEX 133 BOQOL IYO SODON IYO SADDEX
34 SODON IYO AFAR 134 BOQOL IYO SODON IYO AFAR
35 SODON IYO SHAN 135 BOQOL IYO SODON IYO SHAN
36 SODON IYO LIX 136 BOQOL IYO SODON IYO LIX
37 SODON IYO TODOBA 137 BOQOL IYO SODON IYO TODOBA
38 SODON IYO SIDEED 138 BOQOL IYO SODON IYO SIDEED
39 SODON IYO SAGAAL 139 BOQOL IYO SODON IYO SAGAAL
40 AFARTAN 140 BOQOL IYO AFARTAN
41 AFARTAN IYO KOW 141 BOQOL IYO AFARTAN IYO KOW
42 AFARTAN IYO LABA 142 BOQOL IYO AFARTAN IYO LABA
43 AFARTAN IYO SADDEX 143 BOQOL IYO AFARTAN IYO SADDEX
44 AFARTAN IYO AFAR 144 BOQOL IYO AFARTAN IYO AFAR
45 AFARTAN IYO SHAN 145 BOQOL IYO AFARTAN IYO SHAN
46 AFARTAN IYO LIX 146 BOQOL IYO AFARTAN IYO LIX
47 AFARTAN IYO TODOBA 147 BOQOL IYO AFARTAN IYO TODOBA
48 AFARTAN IYO SIDEED 148 BOQOL IYO AFARTAN IYO SIDEED
49 AFARTAN IYO SAGAAL 149 BOQOL IYO AFARTAN IYO SAGAAL
50 KONTON 150 BOQOL IYO KONTON
51 KONTON IYO KOW 151 BOQOL IYO KONTON IYO KOW
52 KONTON IYO LABO 152 BOQOL IYO KONTON IYO LABA
53 KONTON IYO SADDEX 153 BOQOL IYO KONTON IYO SADDEX
54 KONTON IYO AFAR 154 BOQOL IYO KONTON IYO AFAR
55 KONTON IYO SHAN 155 BOQOL IYO KONTON IYO SHAN
56 KONTON IYO LIX 156 BOQOL IYO KONTON IYO LIX
57 KONTON IYO TODOBA 157 BOQOL IYO KONTON IYO TODOBA
58 KONTON IYO SIDEED 158 BOQOL IYO KONTON IYO SIDEED
59 KONTON IYO SAGAAL 159 BOQOL IYO KONTON IYO SAGAAL
60 LIXDAN 160 BOQOL IYO LIXDAN
61 LIXDAN IYO KOW 161 BOQOL IYO LIXDAN IYO KOW
62 LIXDAN IYO LABA 162 BOQOL IYO LIXDAN IYO LABA
63 LIXDAN IYO SADDEX 163 BOQOL IYO LIXDAN IYO SADDEX
64 LIXDAN IYO AFAR 164 BOQOL IYO LIXDAN IYO AFAR
65 LIXDAN IYO SHAN 165 BOQOL IYO LIXDAN IYO SHAN
66 LIXDAN IYO LIX 166 BOQOL IYO LIXDAN IYO LIX
67 LIXDAN IYO TODOBA 167 BOQOL IYO LIXDAN IYO TODOBA
68 LIXDAN IYO SIDEED 168 BOQOL IYO LIXDAN IYO SIDEED
69 LIXDAN IYO SAGAAL 169 BOQOL IYO LIXDAN IYO SAGAAL
70 TODOBAATAN 170 BOQOL IYO TODOBAATAN
71 TODOBAATAN IYO KOW 171 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO KOW
72 TODOBAATAN IYO LABA 172 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO LABA
73 TODOBAATAN IYO SADDEX 173 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO SADDEX
74 TODOBAATAN IYO AFAR 174 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO AFAR
75 TODOBAATAN IYO SHAN 175 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO SHAN
76 TODOBAATAN IYO LIX 176 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO LIX
77 TODOBAATAN IYO TODOBA 177 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO TODOBA
78 TODOBAATAN IYO SIDEED 178 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO SIDEED
79 TODOBAATAN IYO SAGAAL 179 BOQOL IYO TODOBAATAN IYO SAGAAL
80 SIDEETAN 180 BOQOL IYO SIDEETAN
81 SIDEETAN IYO KOW 181 BOQOL IYO SIDEETAN IYO KOW
82 SIDEETAN IYO LABA 182 BOQOL IYO SIDEETAN IYO LABA
83 SIDEETAN IYO SADDEX 183 BOQOL IYO SIDEETAN IYO SADDEX
84 SIDEETAN IYO AFAR 184 BOQOL IYO SIDEETAN IYO AFAR
85 SIDEETAN IYO SHAN 185 BOQOL IYO SIDEETAN IYO SHAN
86 SIDEETAN IYO LIX 186 BOQOL IYO SIDEETAN IYO LIX
87 SIDEETAN IYO TODOBA 187 BOQOL IYO SIDEETAN IYO TODOBA
88 SIDEETAN IYO SIDEED 188 BOQOL IYO SIDEETAN IYO SIDEED
89 SIDEETAN IYO SAGAAL 189 BOQOL IYO SIDEETAN IYO SAGAAL
90 SAGAASHAN 190 BOQOL IYO SAGAASHAN
91 SAGAASHAN IYO KOW 191 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO KOW
92 SAGAASHAN IYO LABA 192 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO LABA
93 SAGAASHAN IYO SADDEX 193 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO SADDEX
94 SAGAASHAN IYO AFAR 194 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO AFAR
95 SAGAASHAN IYO SHAN 195 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO SHAN
96 SAGAASHAN IYO LIX 196 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO LIX
97 SAGAASHAN IYO TODOBA 197 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO TODOBA
98 SAGAASHAN IYO SIDEED 198 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO SIDEED
99 SAGAASHAN IYO SAGAAL 199 BOQOL IYO SAGAASHAN IYO SAGAAL
100 BOQOL 200 LABA BOQOL
Layli
201
202
203
204
205
206
207
208
209
210

Xisaab Maskax

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (19)

  1. Amaal says:

    Labo boqol IYo Kow labo boqol IYo labo labo boqol IYo sedeex labo boqol IYo afar labo boqol iyo shaan labo boqol lix labo boqol IYo dodobo labo boqol IYo sideed labo boqol IYo sagaal IYo toban

  2. samiira says:

    201 laba boqol iyo koow
    202 laba boqol iyo labo
    203 laba boqol iyo sadex
    204 laba boqol iyo afar
    205 laba boqol iyo shan
    206 laba boqol iyo lax
    207 laba boqol iyo todoba
    208 laba boqol iyo sideed
    209 laba boqol iyo sagaal
    2010 laba boqol iyo toban

  3. Xaawo says:

    201 Laba boqol iyo kow
    202 Laba boqol iyo laba
    203 Laba boqol iyo saddex
    204 Laba boqol iyo afar
    205 Laba boqol iyo shan
    206 Laba boqol iyo lix
    207 Laba boqol iyo todoba
    208 Laba boqol iyo sideed
    209 Laba boqol iyo sagaal
    210 Laba boqol iyo toban

  4. Xaawo says:

    201 Laba boqol iyo kow
    202 Laba boqol iyo laba
    203 Laba boqol iyo saddex
    204 Laba boqol iyo afar
    205 Laba boqol iyo shan
    206 Laba boqol iyo lix
    207 Laba boqol iyo todoba
    208 Laba boqol iyo sideed
    209 Laba boqol iyo sagaal
    210 Laba boqol iyo toban

  5. zeynab says:

    201 Laba Boqal iyo kow
    202 Laba Boqal iyo Laba
    203 Laba Boqal iyo sade
    204 Laba Boqal iyo afar
    205 Laba Boqal iyo shan
    206 Laba Boqol iyo lix
    207 Laba Boqol iyo todoba
    208 Laba Boqol iyo sideed 209 Laba BOqal iyo sagaal 210 Laba Boqal iyo toban

  6. Eng Abdirisaaq says:

    201 laba boqol iyo koow
    202 laba boqol iyo labo
    203 laba boqol iyo sadex
    204 laba boqol iyo afar
    205 laba boqol iyo shan
    206 laba boqol iyo lax
    207 laba boqol iyo todoba
    208 laba boqol iyo sideed
    209 laba boqol iyo sagaal
    2010 laba boqol iyo toban

    • myAdmin says:

      Asc wr

      Masha allaah waxaan idin leenahay Hambalyo si fiican ayaad casharkaas u wada fahanteen ugana jawaabteen dhamaantiin, Waxaana sidii ugu quruxda badnayd uga jawaabtay “Xaawo” Waxaana si gaar ah u leenahay Hambalyo.

      Dhamaantiin dadaalka halkaas ka sii wada asxaabtiinana gaadhsiiya, sidoo kale wixii aad fahmi weydaan ama talo iyo tusaale ah noogu soo hagaajiya support@sahalsoftware.com

  7. cawil ciise says:

    asc aad ayaan usoo dhaweynayaa cidkasta oo caawinaya ama taageeraya wax barashada gaar ahaan habka casriga ah waad mahadsantihiin allah ha idinka abaalmariyo dadaadlka aad wadan

  8. idil adan says:

    201 labo iyo kow
    202 labo boqol iyo labo
    203 labo boqol iyo sadex
    204 labo boqol iyo afar
    205 labo boqol iyo shan
    206 labo boqol iyo lix
    207 labo boqol iyo todoba
    208 labo boqol iyo sided
    209 labo boqol iyo sagal
    210 labo boqol iyo toban

  9. aad iyo aad ayaan ula dhacay habsami qoridiisa cashirkan waan idin kaga mahad celinayaa

  10. cabdi says:

    201 laba boqol iyo koow
    202 laba boqol iyo labo
    203 laba boqol iyo sadex
    204 laba boqol iyo afar
    205 laba boqol iyo shan
    206 laba boqol iyo lix
    207 laba boqol iyo todoba
    208 laba boqol iyo sideed
    209 laba boqol iyo sagaal
    2010 laba boqol iyo toban

  11. asc waaan cusub ahay waxaana ku noolahay united states markaa ha lay caawiyo fadlan asc

  12. Ilyaas Muxumed says:

    201 lababoqoloyo kaw
    202 lababoqaliyo laba
    203 lababoqoliyo sadex
    204 lababoqoliyo afar
    205 lababoqoliyo shan
    206 lababoqoliyo lix
    207 lababoqoliyo todabo
    208 lababoqoliyo sideed
    209 lababoqoliy sagaal
    2010 lababoqoliyo toban

  13. xareed says:

    201 Labo boqol iyo kow
    202 Labo boqol iyo labo
    203 Labo boqol iyo sadax
    204 Labo boqol iyo afar
    205 labo boqol iyo shan
    206 labo boqol iyo lix
    207 labo boqol iyo todobo
    208 labo boqol iyo sideed
    209 labo boqol iyo sagaal
    210 labo boqol iyo toban

  14. 201 Laba boqol iyo kow
    202 Laba boqol iyo laba
    203 Laba boqol iyo saddex
    204 Laba boqol iyo afar
    205 Laba boqol iyo shan
    206 Laba boqol iyo lix
    207 Laba boqol iyo todoba
    208 Laba boqol iyo sideed
    209 Laba boqol iyo sagaal
    210 Laba boqol iyo toban

  15. Ali says:

    Aadban ujeclaaday habsami da aad

    Sahal software ay udhisayso ardayda

  16. Zakaria Ahmed abu'kar says:

    Very nice lessons

  17. Yusuf says:

    201 laba boqol iyo koow
    202 laba boqol iyo laba
    203 laba boqol iyo sedax
    204 labo boqol iyo afar
    205 laba boqol iyo shan
    206 laba boqol iyo lex 207 laba boqol iyo todoba
    208 laba boqol iyo sided 209 laba boqol iyo sagal
    210 laba boqol iyo toban




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid