Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Casharada QuickBooks 2014 – Halkan ka baro iyaga oo dhameystiran, Waana Barnaamijka ka baxa TV-ga Caalamiga ah Ee SomNews TV….

Halkan ka baro Barnaamij Ganacsiyeedka QuickBooks 2014 – Sida aad u aragtid casharadan iyo haddii aad su’aal qabtidba Macalinka Diyaariyey Cinwaankiisa waakan ee HALKAN RIIX, Sidoo kale haddii aad talo iyo Tusaale u haysid Shirkadda Sahalsoftware waxaad toos ugala xidhiidhaa Cinwaankan Support@sahalsoftware.com

 

Casharkii 1-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 2-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 3-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 4-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 5-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 6-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 7-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 8-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

Casharkii 9-aad – – – – – > > HALKAN RIIX

 

 

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. maxamed says:

    asc waxaa soo socda ban filayaa asxaabta quickbook qaybtii 3aad iyo kuwii kaleba hada labo cashar baa ku jira

  2. abdirizak ahmed mohamed says:

    asc bahda sahalsoftware magacaygu waa abdirizak ahmed waxan kamid ahy dadka aadka uxiisaynaya barasha quickbok ga bal se mahaysto version kan 2014 waxaan idinka codsan lahaa inaad igu caawisaan mahdsanid

  3. Farah Abdi says:

    asc wr wb macalin Eng maxamed jaamac iyo teamka sahalsoftware,salaan kadib waxaan idinka codsanayaa casharka beri inaad ku soo dartaan quickbook2014 oo aad naga caawisaan saan ku heli lahayn sida aad horey nooga ballan qaadeen,jazaakumullaah kheyran.

  4. ascm dhamaan bahda sahalsoftware.

  5. Macalin waxaan ahay ardy cusub markaa waxaan do on a ya a in a a ku soo biiro shirkada sahalsoftwer

  6. cabdi salaam says:

    Macalin waan ku shubtay computer ka windows 8.1 waana daawaday vedio yadii oo dhan hada kadib na waan ku la so con doonaa isniin walbo
    INSHAA,ALAAh




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid