Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Download All Books: Buuggaagta Sahalsoftware Halkan ka Rogo

Soo Dhawoow , Hoos waxaa kuugu diyaarsan dhamaan buugaagta sahalsoftware ay dhigto, casharkaad rabto waad download garaysan kartaa hadii aad ka weydo waxaad nagala soo socodsiisaa – – – > Email: Support@Sahalsoftware.com

Digniin:

Buuggaagtan waad qaadan kartaa, daabacan kartaa, wax ka baran kartaa, waxna ku dhigi kartaa, balse waxaa mamnuuc ah inaad waxka bedeshid ama wax ku dartid, ama aad ka masaxdid xuquuqda Sahalsoftware, qofkii arintaa sameeya waxaan la xisaabtami doonnaa maalin aan maanta ahayn.

 All Books – Sahalsoftware


   – – – – Windows 8 Book – – – – > Halkan Riix (Download)

   – – – –  Word 2013 Book- – – – > Halkan Riix (Download)

   – – – –  Excel 2013 Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –  Access 2013 Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –  Power Point 2013 Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –  Social Network Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –  Hardware Theory  Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –  Software Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –   General Account Book- – – – > Halkan Riix (Download)

  – – – –   Daceasy Book- – – – > Halkan Riix (Download)

    – – – –  Quick Books- – – – > Halkan Riix (Download)

– – – –  PhotoshopBooks- – – – > Halkan Riix (Download)

– – – –  FalashAnimationBooks- – – – > Halkan Riix (Download)

– – – –  Pinnicale studioBooks- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – –  CamtasiaBooks- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – –  Sony VegasBooks- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – –  HTML5 Books- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – –  CSS Books- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – – Premiere-Pro-CS6 Books- – – – > Halkan Riix (Download)

 – – – –  MySql Books- – – – > Halkan Riix (Download)

– – – –  VB-2010Books- – – – > Halkan Riix (Download)

Course 06: Networking

 

Course 07: Programming Language

Course 08: Computer Concepts

Course 09: Mathematics

Course 10: English Language

Course 11: Arabic Language

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (115)

  1. cabdiqaadir says:

    walal idinkoo mahadsan waxaan doonayaa buugaagtii Accountin iyoqui quick

    • Shirkada Sahalsoftware says:

      Walaal Buuggii General Accounting waa la soo geliyey, sidoo kale Buuggii QuickBooks isna wuu ku jiraa ee ka baadho – Mahadsanid –

  2. zakaria abdi says:

    asc,sahalsoftware team idinko mahadsan waxan u baahanahay buuggaagta financial accounting-ka idinkoo mahadsan,alle ha idinka abaal mariyo dadaalka aad ugu jirtaan cil faafinta.

    • Shirkada Sahalsoftware says:

      Waan ku faraxsanahay fariintaada aad na soo gaadhsiisay, walaal Buuggii General Accounting ah ayaa ku diyaar ah ee ka baadho. Allaah swt ducaada ha noo aqbalo

  3. abdirahmaan says:

    wl idinkoo mahadsan ma download garays mayaan

  4. mowliid says:

    sahal software Asc wan idin salamaya waxan rabaa books kii networking-ka mahdsanidiin

  5. muxiyo diin siciid says:

    ascm dhamaan bahda sahalsoft ware uu ugana horeeya maxamed jaamac sahal waxaan aad iyo aad uuga mahad celinaya sahalsoftware waayo la baraha qudha ee aan wax baranay aanan ka faa’idaysaney inigoo aan dhigan macadka oo only kala xidhiidha website sahalsoft ware
    waad mahad santihiin

  6. Asc Wr wb waad ku hadsantihiin sida qaaliga ah ee aad noogu soo gudbineysaan casharada tayada leh Maansha Allah.
    Guul ayan idiin rajeynayaa halkaas ka siiwado dadaalkiina ha ka daalina Allah subxanahu watacalaa isaga ayaa idinka abal marin doonee

  7. asc sahal software waxaan doonayaa buugaagta networking iyo c++

  8. eng gutaale says:

    think tenager of sahal software how helps students

  9. Macalin Maxamed Jaamac waa macalin karti iyo daacadnimo leh siduu casharada inoogu dhigayo kuwa lacagta aan siino uma dhigaan. Alle waxan ugu baryayaa inuu Janatul fardawsa geeyo abaal waynbaanu u haynaa. Allaha ku ciseeyo adiga iyo dhamaan shaqaalaha sahalsoft ware comp

  10. abdirizaq hasan says:

    Asc Sahalsoftware waxaan idinka codsan lahaa casharo marketing and sales ah oo afsoomali ku qoran hadii la helaayo

  11. Sahal says:

    walal waxaan ubahanahay bugagta Network

  12. waan ku farax sanahay wax qabad ka shirkada sahal soft ware

  13. maxamud muuse carte says:

    aad baa u mahad san tihiin sahalsoftware

  14. abdi nasir says:

    financial accountigku ma lacgbaa

  15. axmed says:

    walal waxa aan ahay arday cusub waxaanan rabaa inaan ka qayb qaato imtixaanka

  16. Ahmed canshuur says:

    walal adinkoo mahadsan waxaan waxaan doona set up od DecEasy

  17. ahmed cabdi says:

    ascm dhamaan bahda sahalsoft ware uu ugana horeeya maxamed jaamac sahal waxaan aad yo aad uuga mahad celnaya sahalsoftware waayo la baraha qudha ee aan wax baranay aanan ka faa’daysaney ngoo aan dhgan macadka oo only kala xdhdha webste sahalsoft ware
    waad mahad santhn

  18. ahmed cabdi says:

    asc maantaa hal codsi ayaan wataa idinkoo mahadsan haddi aay jiran casharo ah caafimaad ah oo taxaneha oo sahalsoftware bixiiso

  19. asc dhammaan bahda sahalsoftware wll waxaan iniga codsan lahaa inaad noosoo gudbisaan cashiro php afsoomali ah mahadsanidiin

  20. liban adan says:

    asc magacaygu waa liban adan waxan arday dhigta computer science kana dhigta dalka malaysia walalayaalow barshadi computer way igu adkatay hadday noqoto luuqada ama fahanka macalinka marka waxan codsanay oo an ka waayay page hadday noqoto OS iyo programming C++ ma heli karaya cawimo dhankiina ah

  21. maxamed siyaad says:

    Aad oo ween shirkda Sahalsoftware waad mahadsantihiin jira oo jooga

  22. sxp idinku mahadsan wxn raba buugi networkingka

  23. abshir daahir says:

    asc alankedib
    waxan waayay window7

  24. abshir daahir says:

    walal idinkoo mahadsan waxaan doonayaa buugaagtii window7

  25. abshir daahir says:

    maamulayaal waxaan waayay window7 booktiise
    ee xakan kahelaa
    ,mahadsanidnina

  26. Abdifatah Abdullahi says:

    casharada kabaxa Stahalsoftware aad ayeey uxiisa badanyihiin lkn dhibaatada waxay tahay mala Software practicals ka lagusameeyo tusaale AVS, Pannicle , IWM

  27. C/qaadir Xasan says:

    Waan Soo Dhaweynayaa Shirkdda Sahal Software

  28. khaled says:

    walaala yaal waxaan inka doonayaa in aad ifahan siisaan sida leykaga diiwaan giliyo

  29. Abdilaahi osman haji says:

    Aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa dhamaan shirkada sahalsoftwere gaar ahaan macalin:Maxmed jamac
    Iyo dhamaan maclimiinta kale waxan ahay arday wax ka barta online ka kana faa iidaystay casharo fara badan iyo waliba buugta .
    Alle ha idiinku kordhiyo miisaanka xasanaadka …………….

  30. asc dhamaan bahda sahal software iyo mclim mahamed jamac waxaa ii soo dagi la sql cashiradeeda marka maxaan sameeya

  31. sahal software Asc wan idin salamaya waxan rabaa books kii networking-ka mahdsanidiin

  32. sahalsoftware wxad tihin dad jcl in ay hormaran shacabka somaliyed iyo dhaman ardeyda somaliya qasatan kuwa ku xeel dheer it and ba aad iyo aad ayad u mahd santhin allah wxan idinkaga barya waxa janutul fardowso qaatumo qeyr iyo wax walbo oo aad jcshihin in allah idin sahlo wxan jeclan lahaa waxan rabey laba buug oo kala ah visual basic studio 2010 iyo c++

  33. Maasha ALLAAH team-ka sahalsoftware aad ayaan idinkaga mahad celineenaa sida wanaagsan oo aad noo sharafteen, ilaahey miisanka aaqiro ha idiin saaro aduunyana sharaf iyo karaama ugu noolaada.

  34. Bin Al says:

    Asc dhamaan sahalsoftware group waad mahadsantihiin
    Fadlan waxaan codsanayaa in noogu soodartaan barnaamijka tally account please thank you

    • Axmed xadrami says:

      asc ww bahda sahal iyo bareyaashaba waan idiin salaamayaa , waxaannna Allah idin kaga baryayaaa in uu idin waafajo sida saxda ah oo sabab u noqotaan sammaanta umaddeena soomaaliyeed jannana waan idiin kaga baryayaa Allah.

      • Axmed xadrami says:

        Asc ww sahal waxaan codsanayaa arin ah
        In buugaagta afsoomaali loo tarjumo sida softwarada iyo accountinka iwm
        Waxaa markaa ka faa’iideysan kara walaalo soomaaliyeed oo aad u fara badan oo aan aniga u horeeyo .
        Mahadsanidiin asc ww

  35. Masha alh walaalaha sahalsoftware alle ha idin barakeeyo dhamaan inta u adeejto sahalsoftware wana mahadsantihiin inbadan wana idin salamayaaa dhamaan asc

  36. Asc wa idin salaamay rer sahalsoftware macalimiiteydiiyay waxaan ubahanahay bookga mathematics ka ah ee seen u dagsadaaa?

  37. siyaad says:

    fadalan ii sheeg buuga wordpresska

  38. aways says:

    sahal software waad ku mahadsan tihiin sida aad bulshada ugu adeegtaan si free ah

  39. abshir says:

    asc asaxaabta barakeysan ilaah haydinnuuro aaqiro & aduunyo
    intaaskedib waxaan waayay casharadii sql oo dhan xakee karaadshaa

  40. Faysal Haji Abdiwahid says:

    mansha allah wa casharo waxtar leh aniguna waxbadan ayaan ka faa,daystay waadna ku mahadsantihiin dadaalka si labanlaaba khayr badan ayaan idiin rajayn

  41. Aad iyo aad ayaad umahadsanihiin maadaama aad iskaxilsaareen inaad faafisaan Aqoonta waxaan idinleeyahay waligiina haka caajisina

    • Waan idin salaamay dhamaan sahalsotware team waadna ku mhadasan hitiin dadaalkiina aad u dadaalasan ummadda soomaaliyeed taas kadib casharka visual basic ee macalin Maxamed jaamac Waxaan listiga kawaayey Casharkii koowaad

  42. maxamuud cawil says:

    asc wllo waad mahadsan tihiin dhamaantiin alle ha idinka raali noqdo
    su,aashaan qabo waxay tahay marka la isticmaalayo quickbook version14 marka daaqada invioceka la joogo sidee loo soo galiyaa watermark tusale magaca companyga oo kale oo watermark ah
    mahadsanidin waan idin sugi insha allah

  43. khadar ahmed says:

    asc wlo waxaan ahay nin kuugu xidhan si googta ah kana faa iidaysta waxaad soo duubto ilaahay khayr hakaa siiyo akhi

    • C/laahi Aadan Xasan says:

      adaa mudan wll sidaad noogu xidhan tahayna waanu kaaga mahadcelinaynaa hadaanu nahay teamka shirkada sahalsoftware.
      adigana ilaahay kheyr badan hakaa siiyo waxaana hubaa hadaad saan ugu xidhnaato website-ka iyo channel-ka aanu youtube-ka
      kuleenahay inaad aqoon heersare ah ka faa’iidi doontid insha allah.

  44. Maasha allaah sahal software runtii waan ku faraxsanahay dadaalka aad wadaan intaa ka dib anigu maanta ayaan arkay waxqabadkiina anigoo ku falaadaya youtubeka kadib waxaan arkay macalin sahal software ka mid ah oo computerka sharxaayo ka dib waan fiiriyey runa haantii macalinkaas qaabkuu wax usharxaayo waanka helay anigu computerka ayaan aad uxiiseryaa waaliba aan aad ujeclahay computerka

  45. Asc wll waxaan ubaahanahay buuga computer concept fadlan idinkoo mahadsan buugaas hala soo galiyo mahadsanidiin

  46. jeegan says:

    mansha allaah
    dhaamaan sherkada sahalsoftware waad sallamantihn
    halkee ka degsadaa programada la isticmalayo

  47. Eng Ali moalim says:

    hi sahalsoftware

  48. Maasha allah runtii maskaxdena kor ayaa u qaadeen wax badan ayaana ka faaidaysanay SAHAL SOFTWERE jazaka allahu kheyran macalimeentena qaliga

  49. Liibaan says:

    waa mahadsantihiin guuleesysta, camtasia book masoobaxaya ma sabab u ah

  50. eng ahmed mahamed sahalsoftware college says:

    Waxaan uhanbalyaay nayaa dhamaan tiimka sahalsoftware waxaan ubaahnaa buugi my sql

  51. Masha allah sahal software waa ku maqsuuudnay allow noo daaaa wax qabadkeeeda waaa na afcay iyo sida xagar la aaanta ah eee ey arxayda somaliyeed wax u bareyso waxaaan u hanpalyenayaaa ustaad maxamed jaamac sahal jiroo jooog ustaadiii

  52. waad mahadsantihiin dhamaan teamka sahalsoftware allena haydinka abaal mariyo cilmiga hagarla’aanta ah ee aad siinaysaan umadiina soomaaliyeed ee weliba bilaa lacagta ah waxaad muujiseen sifooyin aan soomaali looga baran waayo cilmigan casriga ah ee dunida ku cusub ayaad dadka bilaash ugu dhigtaan waxaan kaloo idinka codsan lahaa inaad setupada progarammada qaar aan waayey noo soo gelisaan rugtiina sida photoshopka iyo kuwa la mid ah thanks

  53. Tezma cadde says:

    Asc dhamaan howl wadeenada sahal software masha alaah runti dadaal baad wadaan si aad umada soomaaliyeed jahliga uga saartaan ilaahey ajir iyo xasanaat ha idinka siiyo anna waxaan jeclahay inaan kuxirto wepsitekaan computerka ayaana jeclahay inaan barto wax badan casharda waan daawadey ilaaa excell casharka 6aad

  54. maxamed maxamuud faarax says:

    waad mahadsantihiin sida wanaagsan ee aad wax ugufaaidaynaysaan bulshada soomaaliyeed taariikhda ayaana idin xusi doonta aniga laftayda waan kafaaiidaysan doonaa sida accounting quick book mathematics

  55. Masha,Allah waxan uhambal,yeynayaa dhammaan team Sahal Software uguna horeeya Eng Maxamed jaamac waxan idin leeyahay wan idin mahadcelinaya marka Mahadda Alle laga yimado ad bad ugu mahadsan tihiin sida Mutadac nimada ah ee ad umada soomaliyeed uhaqabtiraysaan Cilmiga IT waxan idin mudan tihiin kudayasho
    waxaan Alle kabaryayaa in uu idinla garab qabto dadaalkaa aad waddaan Waad mahadsan tihiin

  56. aad ayaan uga faraxsan nahay dadaalka aad wadaan . macalin malahile karaa buugaagta xisaabta aya guu softa ah

  57. Adan c/khaliif says:

    Asc waxaan salamaayaa tiimka sahal software oo uu ugu horeeyo macalin maxamed jaamac sahal waan idinkaga mahadcelinayaa shaqada aad bulshada uhaysaan ee ah cilmiga iyo technologiyada waxaan lee yahay maasha alaah alla ha idin barakeeyo aakhiryo aduunba

  58. mohmoud says:

    Walal alle haydin ka abaal mariyo

  59. Book halxiraale ayaan rabaa

  60. abdirizak says:

    waxaan ahay arday cusub

  61. Buuga xisaabta mala soodagsan karo maxaa dhacay mahadsanidiin

  62. xamse macalin says:

    masha alaa sahal soft ware alle haididn hafido aqoon badan baad sookordhiseen\

  63. Ahmed Ali Basediq says:

    sidee u heli karaa soft ware quic
    book

  64. Abdulwahab abdallaa khayre jacayl says:

    Masha allaah allaah tabarakalaah illaahay ha idin xafido niyadin rabi ha idin yeelo teamkin sahalsoftware waxaan idinka codsanaya walaalahay halkaan ku so dara bugaagata css iyo adob preamer mahadsanidin

  65. mumtaaz says:

    asc sahal software aadbad umahadsan tihiin waxan ahay ardey cusub oo jecel ITda youtube ka ban kadaawada casharadiina su aalaha aan weydiiyo leygama jawaabo fdln ha lay soo dhoweeyo aad baab umahadsan tihiin

  66. Abdifatah says:

    Asc Shirkada Sahal Software waxaan ahay arday cusub doonaya inuu ku biiro ardada wax ka barata online-ka marka waxaan rabey in faahfaahin la’iga siiyo nidaamka shirkadda iyo qaabkii aan registration-ka u sameysan lahaa.
    Mahadsanidiin

  67. Walaalayaal, Bahda Sahalsoftware,
    waan idin salaamay dhammaantiinna. Salaan kaddib, waxaad u qabateen wax weyn shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo. Waad u dadaasheen ee Eebbe ayaan idinkaga baryaa in uu ajir idinku beddelo waxqabadkiina ee dhinaca Teknooloojiyada casriga ah: Kombiyuutarka iyo wixii la mid ah. Mahadsanidiin dhammaantiina. Dadaal wacan oo aan shaki ku jirin ayaad sameyseen oo uu Alle weynow idinku abaalmarin doono adduunyo iyo aakhiraba.

  68. ALI says:

    asc bahda sahalsoftwate waxan ku soo biiray aqoon korosiga aaf damayseen jazaka laah.

  69. ALI says:

    walal waxan inaan download garaysto casharado dhan sidee ku heli kara macalim

  70. daauud sayid cali says:

    asc.dhaman group-ka sahal software gaar ahaan en mohamed jama sahal

  71. shirkada sahal waxaan idinka codsanaa in wax la ika fahan siiyo maadada cisco runttii waan u baahanahay

  72. dauud abdi says:

    walaal aad baad umahad santihiin lkn wxn jclaan lahaa sida website loo design gareysta

  73. maxamed dhasha says:

    Sad iyo sad ayaan ugu mahadnaqayaa dhamaan tiim ka soda wacan wanoo GU dhigo anaguna waxan leenay walaalayall guulaysta wax kale idiin ma awoodne

  74. ugu horeyntaa waad salaaman tihiin dhamaan macalimiinta SahalSoftware meelwalbo oo aad jogtaan runtii waxaad tihiin dad jecel inay caawiyaan jiilka soo baxaya waxaad maanta noogu saacidaan abaalkeeda ilaah hadiin siiyo bigeyri xisaab waxaana ka mid ahay arday ku taxan this web waxaana deganahay Degmada Jasiira ee Gobolka Sh/hoose Ee Soomaaliya kun iyo koow jeer mahadsanidiin.

  75. asc mucalimiinta wan idin salan ka dib waxan ahay ardey cusub hada idinku soo biiray

  76. mansha allah waxaad caawinaysan intaas oo qof rabi ayaa mahad usugnatay waana uguhanbalyaynayaa sahalsoftware dadaalkooda mahad sanidin horusocda jasaakumullahu khayran

  77. khalid abdirashid says:

    wa ku mahadsantihiin saa waqtigiina noogu hurteyn sahalsoftware mahsanidin

  78. abdulwahab says:

    Masha allaah waxaan halkaan ugu hambaalyeynaya masuuliyiinta soo abaabulay collegekan waxaan leeyahay hambalyo hambalyo hambalyo waxaa hubaal ah aan cidna qarin karin inaad tihiin iftiinka bulshada somaaliyeed wili waxa kalo aan si run ah uqirayaa inaad bulsho badan o aniga ka kow ahay so saarteen waxaan illaahay idinkaaga baryaa naxariis adduun iyo mid aakhiraba insha allaah




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid