Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Hal-Xidhaalihii 1-aad:

Hal-xidhaalihii 1-aad 

HALKAN RIIX OO KA DAAWO

JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR

Halxidhaale Sahalsoftware

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (23)

  1. Sahra Abdi says:

    shimbiraha xagasare saaran waa 4 kuwa xaga hoosana waa 2

  2. samiira says:

    geedka shinbiraha saaran xagasare waa 4 kuwa xaga danbe saarana waa 2

  3. yacqub says:

    xaga sare waxaa saran 4 shinbirod xaga hoosena waxaa saran labo shinbirood oo haday xaga sare shinbir katimaado hoos waxay noqonayaan 3 shinbirood kuwa sarena waxay noqonayaan 3shinbirood oo sidaas ayay isku le ekaanayaan hadii xaga hoose shinbiri katimaado waxaa meeshii ku haraysa 1 shinbir kuwa sarena waxay noqonayaan 5 shinbirood jawaabtuna waa sidaas

  4. abdullahioog says:

    xaga sare waxa saaran 2 shimbirood xaga hoosana 0 shimbara ah ayaa jooga hadii hal shimbir ay hoos imaado tiradooda wey is le’ekaanayaan 1 iyo 1 ayey noqonayaan.

  5. xandala says:

    akhyaareey halxidhaalahaa jawaabtiisu waa :
    shimbiraha geedka xagiisa sare joogaa waa 5 shinbirood, Kawa geedka xagiisa hoose joogaana waa 3

  6. xandala says:

    sorry:
    jawaabtii hore ee aan soo khalad ayay ahayd…jawaabta saxa ahina waa tan :
    geedka xagiisa sare waxaa saaran 7 shinbirood, hoostiisana waxaa jooga 5 shinbirood.
    waana jawaabta saxa ah.
    kana raali ahaada jawaabtii hore , degdeg Ayaan uga jawaabay.
    asc wrb

  7. Amiira says:

    Xaga sare waxa saaran laba shimbirood xaga hoosana waxba ma joogaan oo waa eber marka xaga sare midi ka timaado waay is leekaanayaan oo waa xabad iyo xabad marka marka midii xaga sare ku noqotana waa isku laban laabmayaan oo xaga sare oo laba saarantahay way ku laban laabmayaan xaga hoose.

  8. nuur says:

    Macalin tirada kor waa 3 tan hoosana waa 2 mahadsananid macalin moh’med jamac

  9. nuur says:

    Macalin markala ayaan kusoo laabtay su’aasha jaabtana hadii aan isku dayo malabaat xaga sare waxba masaaran hoosna waxaa joogta 2 shimbiroot

  10. mahamed aadan says:

    asc asxaapta waa idin salaamay hadaan isku dayo amaba ka jawaabo shinbiruhu geedka ayey saaran yihiin kuwa hoos joogana waa hadhkooda

  11. shimbiraha xaga sare saarani waa 4 kuwa xaga hoose joogana waa 2 markaa haday mid ka timaado kuwa xaga sare way is leekaanayaan waana 3-3 haday kuwa xaga hoose mid ka tagtana way ku laba jibaarmayaan oo waa 4-2 ✋🏽✋🏽

  12. waxaa rabaa inaa ka mid noqda ardada sahal soft ware sidee ugu mid noqon karaa

  13. khaakh says:

    shibirsha geedka sare saaran waa 7 kuwa xaga hoose jooga 5

  14. Abdirahman says:

    shimbiraha xaga sare saarani waa 6 kuwa xaga hoosane waa 4

  15. saalax cabdullahi says:

    kuwa kor saaran waa 7.
    kuwa hoos saran waa 5.

  16. kuwa geedka saaran waxay ahayeen 5, kuwa dhulka fadhiyayna waxay ahayeen 3.

  17. Amiin Mohamoud Mohamed says:

    waxay ahayeen kuwa geedka saaran 5, kuwa dhulka fadhiyayna waxay ahayeen 3…

  18. Cabdirahmaan says:

    Kuwa sare waa 7ba
    Kuwa hoosena waa 5
    7-1=6 7+1=8
    5+1=6 5-1=8

  19. nin baa gabadh doonay oo ku yidhi :waxaan rabtaa inaan ku guurasado ee maxaad ka qabtaa ?:
    gabadhii baa la tidhi:laba hal hadaad garato uun baa i guursan kartaa”
    1:reerkaga oo aad ka sadfaalayso sidee baad ugu sahay qaadan lahayd?
    2:reerkaaga zidaa baa buuxzin uga zoo goyn lhyd?
    mahazanidiin jawaab wcan

  20. SC macalin inkastoo aan ahay arday dhowaan kusoo biiray sahalsoftware jawabta hadan isku dayo
    Shimbiraha korsaaran waa 2 xaga hoosana waa 2 oo waa hadhkooda hadii midi hoostimaadana waa 1iyo 1 hadii tii hoose kor aadana waa 2dii shimbirood iyo labadoodii hadh oo waa 4.




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid