Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Baro Luuqada English:ka Adiga oo Gurigaaga Dhex Jooga: Waa kuwan Casharadii oo dhan – Macalin Mohamed Hassan Haji

Halkan hoose uga baro sida ay isugu xigaan, Fadlan casharka hore adiga oo aan fahmin kan kale ha u gudbin.

 

Wixii Su’aal ah hoos noogu soo dir

Eng Mohamed Hassan Haji

 

   Casharkii 1-aad HALKAN RIIX — > CASHARKII 1-AAD EE LUUQADA ENGLISH:KA

   Casharkii 2-aad HALKAN RIIX — > CASHARKII 2-AAD EE LUUQADA ENGLISH:KA

 Casharkii 3-aad HALKAN RIIX — > CASHARKII 3-AAD EE LUUQADA ENGLISH:KA

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (25)

  1. Amir says:

    daawo ayuu idhaha cashirka lakin wax iso baxayo malaha beeg cusub ayuu ifura markasto oo an kusii dhufto

  2. Hamse ibnu abdi says:

    Asc macliminta sahal waxaan doonhyaa inaan wdiiyo su aal maclin cashirada ma waxaa loo qaataa hab onlinena ayaa mclin

  3. abdilaahi osman haji says:

    maclin aad ayaaan ugu faraxsanahay casharada aad sida fiican noogu soo diyaarisay lkn waxaan kaa codsanayaa in aanad naga caajisin oo aad noo wado xataa passive voice ,active voice , shukran macalin

  4. deeqa says:

    waxaan rabaa inaan barto english

  5. Hasaan mohamed cade says:

    Asc dhamaan maclimiinta iyo ardayda waan idin salaamay

  6. mohamed said hassan says:

    Wxaa baranyaa luqada englishka

  7. shariif says:

    Asc walaal waxan donayaa in aan barto ingiliishka ee sideeba uhelaa xidhikina

  8. Cabdullahi maxamad yuusuf says:

    asc qaabke loso diraya lacagta ani wadanka muzabiik baa jogaa

  9. Habbarwaay says:

    Asc waxan rabaa in aan mudo kooban ku barto luqada inkirika

  10. asc sahal software ma idinka heli karaa link laga download garayn karo wonderhare mavis photoshop iyo casharada kale eed pixisan software jooda buuga fanicial accountinka xaanse ka helaa wad mahad san tihiin

  11. aslmcslykun waan salaamaya macliiminta iyo maamuulka waxbarashada aqooneed ingilshka




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid