Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Baro Luuqada Carabiga Adiga oo gurigaaga dhex jooga Casharkii 4

CASHARKII 4AAD

Casharadii Hore Ee Carabiga – – – > Halkan Ka Daawo

Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN RIIX

JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI LAGUUG SAXO

Abdifatah Jama

 

 

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (17)

  1. degan cabdi says:

    macalin aad ayaad u mahadsnatay allena hakaa abaal mariyo sida cilmiga waqafka ahee aad na barayso anigu waxaan ahay ardayda danaynaysa barashada luqada carabiga

    lkn macalin cabasho ayaan qabaa noona tix geli
    waxa weeye nalama joogtid sidaa daraadeed waxaanu ku fahanaa casharka Ku cel celinta in ugu yaraan aanu halkii casharba 5jeer Ku ceshano

    wax ka badan 20daqiiqona MA fahmi karo macalin waayo 64daqiiqo hadaan Ku ceshado 3jeeer waa imisa waa 3sacadood taana MA awoodo markaa cashar yar oo tayo badan sida casharada uu soo geliyo macalinkeena kale eng maxamed jaamac oo aan gaadhinba sharadiisu 10daqiiqo sidaa ayaa lagu fahmibkaraa

    lkn hadaan hal sacad waxaan dawanayy is dhaho Ku celi waa dhib markaa macalin wakhtiga uu soconaayo noo soo gaabi si aanu ugu cel ceshan karo

  2. asc macalin alle ha kaa abaal mariyo shaqada wanaagsane aad u hyso dadkaaga anaguna si aanu wax uga FAA iidno waa inaad noga dhigtaaa cashar gabano tayo badan si aanu ugu soo celceshano waayo wax duuban ku celcelintaa lagu fahmaa maskaxda ibna adamkuna ku celcelintay wax ku fahantaaa cashar sacado soconayana Laguna cel celinkaro taasina waxay sababaysaa in aan la fahmin markaa adigu hal marba duub lkn anaga noo goo goo goo taxane gaaban nooga dhig

  3. deeqa says:

    waxaan rabaa luqada carabiga

  4. mohaani deeq love says:

    see ban carabiga u baran karaa

  5. Abaadir says:

    Waxn rabaa barashda Arabic if Allah say

  6. Abdullahi mire Ali says:

    Asc walaalayaal waxaan rabaa inaan luqada Carabiga barto

  7. amiira says:

    Asc waan idin salmayaa jazaa allahu khayr asxabta waxan rabaa in aan ku soo biiro madarisada isha alah




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid