Menu
Categories
Bal Aynu wada dhugano qalabka uu kasmaysan yahay ( hardware )
March 26, 2017 A. Taxane - Barashada Computer

qalabka uu kasmaysan yahay  ( hardware )

waa biro iyo fiilooyin oo uu dareemo kompiyuutarku waxayna uqaybsamaan shan qaybood oo waawayn .

  1. kuwa kombiyuutarka wax galiya ( input unit )

waxaana loo la jeeda ku xaraynta kombiyuutarka warbixinada iyo amarada iyadoo ladeegsanayo walab kumbiyuutarka banaanka uga xiran waxaan kamid ah:

  1. kuwa kombiyuutarka banaanka wax uga soo saara ( out but unit )

waa shay yada suura galinaya in aan aragno walxaha kumbiyuutarka gudihiisa kujira , kuwaas oo noqonkara qoraal warqad kudaabacan ( hard copy ) ama qoraal kompiyuutarka laga akhrisanayo ( soft copy ) ama cod ama sawir ama muuqaal iyo wixii lamid ah ,

qalabka noo sahlaya shaqooyinkaas waxaa kamid ah:

Share This:

Leave a Reply
*