Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Dhiri Gali Naftaada oo dib u Eeg Guulahaagi hore ….?

Dhiri gali naftaada oo dib u eeg guushaadi hore iyo miro dhalkeda

Mararka qaar waxaa dhacda in aad hawl adag ama shaqo aad qabanayso kadib wakhtigaga iyo juhdigaga aad ku bixiinayso una dulqaadato wax badan kadib inyar markay ku hartay aad ka niyad jabtay kadib aad isaga tagtay riyadaadi iyo rajadaadiina aad halkaas uga tagtay Tusaale ;- nin ayaa beer falay wakhti dheer oo ku dadalay mirihii ayuu ku beeray wuuna daryeelay mudo kadib wax miraha kama soo bixin beertiii kadib ninkii wuu ka niyad jabay wuuna isaga tagay kadib maxaa dhacay mudo yar kadib beertii mirihii ayaa ka soo baxay oo aad qurux badan mudo kadib beertii wax daryeela ayay wayday kadibna way baaba’’day, :- marka aad rabto inaad qabato hawl ah riyadaada iyo himiladaada waxaa lagaga baahan yahay qodobadan ;- —————————————————————————————————–

Yeelo damac ku gubaaya

Lahaw rajo aad marna ka daalayn iyo himilo sare

Lahaw hima caaliya

Lahaw sabir iyo dulqaad badan

Lahaw adkaysi iyo go’aan aan kalaabasho lahayn –

Marna ha iska dhaadhicin in aadan hawshaan aadan qaban karayn – dheh waan awooda waan qaban karaa intaan iyo kabadan haa waan awooda dheh kadib adiga oo dhoola cadeeynaaya qabo hawsha uno qabo sidii aad ku guulaysatay okale

Haraja beelin taladaada Allah’ u dhiibo isaga kugu filan ha isku halayn cidkale marnaba

Kafagaw hadalada dadka kale ee ku niyad jabinaaya ka dheeraw dadkaas

Hadii aad dareento ciriiri u caraar xaga rabigaa oo dheh yaraxmaan adiga igu filan

Kadib qor guulahaaga yar yar waayo markale ayay ku anfacaayan oo aad u baahan doontaa ‘

Markad hawl yar qabataba naftaada u balan qaad hadii aan hawshaan yar qabto hadiyad Ayaan siinayaa naftayda ama abaalmarin kadib samee sidaas waxaad mudo yar dareemaysaa inaad kamid noqotay dadka naftooda guulo badan usoo hooya i.a.

Marar qaar waxaa dhacda inaad garan waydoo meel aad wax ka bilawdo sababto ah wadada guusha ayaa waxaa yaal isbaarooyin badan oo aad kugu adkaanaya inaad ka gudubto usamir una dhoola cadee oo dheh wadada yar ayaa ku tusisa wadada wayn kadib dib u milicso hawl yar oo aad qabatay mar hore guulna aad ka gaartay oo meel kugu qornayd lkn inta aadan qaban kula adkayd kadib waxaa dareemaysaa farxad waxaad oran doonta haa hawshaas anaa qabtay mar hore midaana waan awooda oo waan qaban karaa haa waan awooda kadib qaado go’aan iyo qorshe aad u wanaagsaan waxaa hubaala adiga oo xamasadaysan inaad wax walba sidii aad u rabtay u qaban doonto

Ha daalin hana niyad jabin ma ogtahay ilmaha yar wuxuu dhashaa isaga oo aan cabsanayn lkn inaga ayaa barna ilmaheena cabsida ilmaha yar marka uu socodka baranaayo cabsida ma yaqaan 10 jeer ayuu dhacayaa maalintii oo kufaaya hadana wuxuu isku dayayaa in uu mar labaad istaago taas macnaheedu wuuna cabsanayn oo cabsi mayaqaano lkn hadii aad qabato oo aad ku dhahdo halkaan ka jog waad dhacaysaa waxba kugu dhacaayo ilmahaasi waligiis cabsida maka ba’ayso oo saas ayuu u cabsanaaya xata hadii uu waynaado marka bar naftaada in aadan cabsanayn indhaha isku qabo kadiib neef qaado oo dheh haa waan awooda inaan waxbarto waan awooda inaan shaqeeyo waan awooda inan dadka hortooda ka hadli karo waan awoooda oo waan awooda wax macquul ahayn inan macquul ka dhigi karo tijaabi oo isku day markaas aya ayaa arkaysaa  qof  ku dhahaayo  waxaas ma samayn kartid ku dheh waan samayn karaa aniga ayaa ku tusaayo inan sameeyo kadib udhoola cadee oo ka dhaqaaq adiga oo rajo iyo himilo leh maalmo kadib qofkaasi wuxuu ku arkii doona adiga oo guulo gaaray markaas ayuu ku imaan kuna oran waxaan oodhan side ku samaysay mudo kooban waan kula yaabanahay adi mucjiso ayad tahay kadib si dagan ugu sheeg in isagaba hadii uu isku dayo kuna celceliyo uu qaban karo hawshaan guuushan  okalena uu gaari doo iyo mid ka waynba uu gaari karo kaliya isku day ku dheh oo qorsheesoo

—————————————————————————————————————————-

  —————————————————————————————————————————–

Qoraa…. FaatinHome

 

 

 

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid