Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Waa Qiso Aad U Murugo Badan Xanta Iyo Dhibka Eyleedahay>

zubhan Allah walaal ila akhrista qisadan
Qiso ku cibro qaadasho mudan bal ila aqrista asxaabey.
Haweeney meeydadka dhaqdo ayaa loo keenay meyd dumar  ah si ay u dhaqdo màrkaas ayeey bilowday in ay meydkii dhaqdo waxeeyna soo qaadatay weel biyo ku jiraan saa markey xaga meydka u soo dhaweeysay ayaa meydkii soo kacay biyihiina iska qabtay subxaana llah haweeneydii meydka loo kenay ayaa qeeyliday oo tiri ii keena dhaqtar qof nool baa ii keenteene .!
Markaasa waxaa yimid dhaqtarkii oo baaritaan ku sameeyay meydkii wuxuuna ogaaday in ay haweeneydani mudo dheer dhimatay waana isaga tagay meeyd dhaqdadii ayaa is tiri malaha adigaa si wax kaa noqdeene inta acuudu billeysatid meydka iska dhaq hadane mar labaad ayeey soo kacday oo biyihii lagu dhaqi lahaa diiday.iskana qabatay…waxey ku qeeylisay hadana war maxaa meydka ku dhacayna ? caruurtii ayaa ku jawaabay waxba kuma dhicin.

Waxaana lawacay sheekh cilmi leh qisadiina loo sheegay . Sheekhii ayaa ku yiri haweneydii meydka dhaqeeysay weeydii eheladeeda islanta meydka ah waxeey suubin jirtay lakin gabdhaheedii oo la socday meeydka waa diideen in ay sheegan sirta hooyadood.balse sheekha ayaa u shegay gabdhaha hadeysan wax ka sheegin xaaladii ay ku nooleed hooyadood lama dhaqayo lamana duugayo waana ay qaadanayaan meydkooda.
Gabdhihii oo yaaban ayaa midi tiri haye sheekhow ma doonayo in aan hooyadeey wax ka shego lakin.waa lama huraane i dhageeyso sheekh hooyadeey waa dukan jirtay soon salaad sadaqo intaba waa laheyd. ………

Waxeeysa hoyo qof hal ceeb leh .ceebtaas oo aheyd xan iyo nabiimo umada ayeey isku diri jirtay aroosyada ayada oo aan laga casuumin ayeey aadi jirtay si ay u soo aragto dad ay taqaan markaas war isaga geeyso. Anaga oo caruurteeda ah xataa waa isku kaaya diri jirtay .waxaana dhacday in aan xaafadii caan ka noqonay .maalin dhaweed ayaan dhahnay hooyo xaafadii waa ku ceebownaye aan u guurno xaafad eeysan cidi naga aqoon…..

Waxeeyna nagu dhahday uma socdo meel kale ee qofkii i xisaabinayo waa kee .waxaan dhahnay hooyo rabi ayaa ku xisabinayo hadii aadan umada ka xishooneyn ee umada iska daa..waxeeyna noogu jawaabtay adinku noo kala baxa aniga iyo illaah mana ka baxayo gurigeeyga cid iga bixin kartana majirto .allahu mustacaan .gabadhii oo ooyaysaa hadalkiina siiwada ayaa tiri .. Lakin.. sheekhow hooyo halkiibey ku dhimaday oo allah ayaa gurigii qasab uga soo saaray hooyadeen ma ahan qof cayilan ama buuran .waxaana lagu soo qaaday 6 qof aad ayeey u culustahay……sheekhii ayaa aad u morgooday ogna natiijada ay leedahay xanta iyo namiimada ayaa isaga dhaqaaqay meeshii.
.wallala yaal qisadad layabka leh waxaan ka faa.iidnay in ey xanta iyo dadka oo la isku diro lagu gaaro cadaab aduun iyo mid aakhiro mida kale .hadii lagu yiraahdo illah ka cabso waa in aad joogsataa durba oo aadan dhihin aan galo naarta waayo rabigaa waa ku xisaabin karaa waqtigaas laftiisa..
Nafteeyda iyo tiina allah uga tugayaa .illahey nama fadeexeyo aduun iyo aakhiro aamiiiiiiin

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid