Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Wanaaga Ha yareesan Inta U Doono Ha Ahaade….?

Wanaagga Ha Yaraysan………………………………….Gabadh yar oo waddada ku iibinaysa masaro(maryo yar yar oo qoyaanka layskaga tirtiro) ayaa waxa ay aragtay qof dumar ah oo meel fadhida oo ooyeysa(booyeysa) way ku soo leexatay intay ka naxday ayey siisay oo u dhiibtay masar ama maryihii yaryaraa ee ay ii binaysay si ay oohinta isaga tirtiro(isaga bi’iso) qoftii dumarka ahayd ayaa lacag u soo taagay iyada oo moodaysa in ay ka iibinayso, gabadhii yarayd way ka diiday in ay lacag ka qaadato qoftii dumara ahayd.Markay gabadhii yarayd tagtay ayey qoftii dumar ahayd is weydiisay inantii yarayd eeka naxday oohinteeda ee ku raali galisay eesiisay marada ay isku tirtirtay , waxay isweydiisay waxa ay u fadhido meesha ee ay ugu cadhaysan tahay ninkeedii ee ay gurigeedii uga soo baxday , waxay tidhi magabadhaa yar ayaad ka liidataa ee dareentay in ay qalbigaaga naxriista galiso, maxaad adigu ninkaaga hadaadba isu cadhooteen u raali galin weyday intaad isaga ka sugaysid in uu ku raali galiyo.Markiiba waxay qaadatay go,aan geesinimo leh, waxay telefoonkeedii gacanta ku qortay dhanbaal ay u dirtay ninkeedii iyada oo raali galinaysa , waxayna ka codsatay in uu saamaxo, dhanbaalkii wuxuu gaadhay ninkeedii oo markaas makhaayad fadhiya oo koob shaaha loo soo dhigay, farxadii uu ku farxay xaaskiisa oo markii ugu horaysay leh iga raali ahow waan khaldamaye ee isaamax ayuu ninkii shaaha u soo dhigay konton dollar siiyey.Ninkii wuu u qaadan waayey lacagta intaanleeg wuuna ku farxay, markii ay shaqadiisiidhamaatay ayaa isaga oo faraxsan ayuu suuqa sii maray, islaan(duq) meel khudaar ku iibinaysa ayuu alaab ka gatay, wuxuu siiyey lacag 20 dollar ah , islaantii(duqdii) way u qaadan weyday lacagta intaan leeg ee mar kaliya jeebkeeda soo gashay,maalin dhan alaab qiimahaa gaadhaysa magado, farxad ayey is-hayn weyday degdeg ayey gurigeedii ugu carowday.Waxayna go,aansatay in ay caawa ciyaalkeedii hilib ayan muddo dheer arag ukariso , iyada oo hilib sidata ayey gurigeedii tagtay dabkay saartay, dharigii oo dabka saaran ayaa la soo garaacay albaabka mise waa gabadhii yarayd ee qofta dumar ah maanta duhurkii siisay marada yar si ay ilmada isaga tirtirto, guriguna waa gurugoodii, duqduna waa hooyadeed.

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid