Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Kismaayo:Exam Sahalsoftware july-1-2017

Ardeeyay halkan waxaa idinku diyaarsan imtaxaankii kismaayo Sahalsoftware

1 Date Full Name Programes Marks Scholarship
2 1/7/2017 Ismaaciil Xasan Daahir Mavis 22 Free
3 1/7/2017 Shuceyb Aadan Axmed Mavis 18
4 1/7/2017 C/Raxmaan Cabdi Cumar Mavis 18
5 1/7/2017 Yaxye C/Laahi Ibraahim Mavis 18
6 1/7/2017 C/Raxiim Mowliid Maxamed Mavis 19
7 1/7/2017 C/Raxmaan Nuur Xabiib Windows 8 50
8 1/7/2017 C/Laahi Nuur Xabiib Windows 8 50
9 1/7/2017 Maxamed Cabdi Muuse Windows 8 60
10 1/7/2017 C/Laahi Aadan Ibraahim Windows 8 50
11 1/7/2017 C/Laahi C/Raxmaan Mursal Windows 8 60
12 1/7/2017 Mulki C/Raxmaan Mursal Windows 8 70 Free
13 1/7/2017 Sumaya C/Raxmaan Mursal Windows 8 50
14 1/7/2017 Juweyra Cabdi Yare Faarax Windows 8 50
15 1/7/2017 Idiris Ibraahim Axmed Windows 8 50
16 1/7/2017 C/Laahi Ibraahim Axmed Windows 8 50
17 1/7/2017 C/Laahi Faalug C/Raxmaan Word 50
18 1/7/2017 Xamdi Yuusuf Faarax Word 60
19 1/7/2017 Nasteexo Axmed Cabdi Word 60
20 1/7/2017 Aadan Maxamed Maxamuud Word 50
21 1/7/2017 Foos Xuseen Cali Word 50
22 1/7/2017 C/Raxmaan Maaney Cuudoow Word 50
23 1/7/2017 Siciid Maxamed Cabdulle Word 90 Free
24 1/7/2017 Khadro Xasan  Baasto Excel 100 Free
25 1/7/2017 Daauud Nuur Maxamed Excel 80
26 1/7/2017 C/Raxmaan Cusmaan Khaliif Access 80
27 1/7/2017 C/Kariim Xuseen Cali Access 90 Free
28 1/7/2017 Maxamuud Maxamed Cali Access 70
29 1/7/2017 Mulki C/Laahi Xuseen Access 70
30 1/7/2017 Nuur Maxamed Daauud Access 60
31 1/7/2017 Aadan Barre C/Laahi Access 50
32 1/7/2017 Nasro  C/Laahi Jaamac Powerpoint 50
33 1/7/2017 Nasteexo C/Laahi Jaamac Powerpoint 90
34 1/7/2017 Ayaan C/Wahaab Maxamuud Powerpoint 60
35 1/7/2017 Xaliima Ibraahim Salaad Powerpoint 70
36 1/7/2017 Axmed Cumar Cilmi Powerpoint 100 Free
37 1/7/2017 Maxamed Axmed Nuur Social Network 80
38 1/7/2017 Ikraam Yuusuf Bile Social Network 100
39 1/7/2017 Xasan Jimcaale Aadan Social Network 50
40 1/7/2017 Deeqo Mowliid Daahir Social Network 50
41 1/7/2017 Ubax Axmed Khaliif Social Network 60
42 1/7/2017 Cabdi Nuur Hilowle Maxamed Social Network 100
43 1/7/2017 Xaawo Yuusuf Bile Social Network 100 Free
44 1/7/2017 Ayaan Maxamed Isaaq Social Network 50
45 1/7/2017 Farxaan C/Waaxid Xuseen Hardware 100 Free
46 1/7/2017 Axmed Xasan Isaaq Hardware 80
47 1/7/2017 C/Raxiim Axmed Buulle Hardware 50
48 1/7/2017 Faysal Shukri Cusmaan Hardware 90
49 1/7/2017 C/Qani Isaaq Maxamed Software 80 Free
50 1/7/2017 Aadan Maxamed Ibraahim Software 60
51 1/7/2017 Cabdi Nasir Xuseen Maxamed QuickBook 90
52 1/7/2017 C/Wahaab Xasan Aadam AVS 100 Free
53 1/7/2017 C/Raxmaan Saleebaan Colaad AVS 80
54 1/7/2017 Xamdi Saleebaan Colaad AVS 80
55 1/7/2017 Maxamed C/wahaab Maxamed Flash Animation 80 Free
56 1/7/2017 Cali   C/laahi Bashiir Flash Animation 60
57 1/7/2017 Madiina Xaashi Dhicis Flash Animation 80

Share This:

 
Number Course Name Tutor Lessons
1 Windows 8 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
3 Word 2007 Mohamed Jama Sahal 20 Halkan Riix oo Baro
4 Word 2013 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
6 Excel 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
7 Excel 2013 Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
8 Access 2007 Mohamed Jama Sahal 18 Halkan Riix oo Baro
9 Access 2013 Mohamed Jama Sahal 17 Halkan Riix oo Baro
10 Power Point 2007 Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
11 Power Point 2013 Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
12 Publisher Mohamed Jama Sahal 10 Halkan Riix oo Baro
13 Social Network Mohamed Jama Sahal 14 Halkan Riix oo Baro
14 Hardware Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
15 Recovery Media Mohamed Jama Sahal 7 Halkan Riix oo Baro
16 Software Mohamed Jama Sahal 9 Halkan Riix oo Baro
17 General Accounting Mohamed Jama Sahal 16 Halkan Riix oo Baro
18 QuickBooks 2007 Mohamed Jama Sahal 19 Halkan Riix oo Baro
19 QuickBooks 2014 Mohamed Jama Sahal 21 Halkan Riix oo Baro
20 DacEasy Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
21 HTML5 Mohamed Jama Sahal 34 Halkan Riix oo Baro
22 CSS Mohamed Jama Sahal 2 Halkan Riix oo Baro
23 ADSL Config - Network Mohamed Jama Sahal 13 Halkan Riix oo Baro
24 Visual Studio - VB - Mohamed Jama Sahal 23 Halkan Riix oo Baro
25 MySql Mohamed Jama Sahal 11 Halkan Riix oo Baro
26 Concepts Mohamed Jama Sahal 15 Halkan Riix oo Baro
26 Revision Basic PC Mohamed Jama Sahal 47 Halkan Riix oo Baro
27 Maths Mohamed Jama Sahal 37 Halkan Riix oo Baro
28 Hal-Xidhaale Mohamed Jama Sahal 25 Halkan Riix oo Baro
 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




RIIX MUUQALADA HOOSE

Dooro Barnaamijkaad Rabtid