Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Network CCNA

lesson 28 Congratulations on Becoming Certified – Sahalsoftware – Afsomali ku baro

CASHARKII 28AAD Casharadii Hore network:- – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN

Continue Reading »

Qeybta Network CCNA

lesson 27 Access Lists – Sahalsoftware – Afsomali ku baro

CASHARKII 27AAD Casharadii Hore network:- – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – – HALKAN

Continue Reading »

Network CCNA Archives

lesson 26 NAT – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 26AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
lesson 25 Configuring DHCP – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 25AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
lesson 24 Intervlan Routing – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 24AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
lesson 23 SSH and Telnet – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 23AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
lesson 22 Configuring EIGRP – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 22AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
lesson 21 Configuring OSPF – Sahalsoftware – Afsomali ku baro
- Apr 6, 2016
CASHARKII 21AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
Lesson 20 RIP – Afsomali – Sahalsoftware
- Apr 6, 2016
CASHARKII 20AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...
Lesson 19 STATIC route – Afsomali – Sahalsoftware
- Apr 6, 2016
CASHARKII 19AAD Casharadii Hore network:- - - > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid -- -- - - - - HALKAN RIIX JAWAABTANA HALKAN HOOSE KU SOO QOR, SI ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE