Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

C++ Programming Language

Lesson 22 Functions – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali

Lesson 22 Functions – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali CASHARKII 22AAAD Share This:

Qeybta C++ Programming Language

Lesson 21 Exercise Chapter four – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali

Lesson 21 Exercise Chapter four – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali CASHARKII 21AAD Share This:

C++ Programming Language Archives

Lesson 20 matrix – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 20 matrix - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 20AAD
Lesson 19 More Arrays – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 19 More Arrays - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 19AAD  
Lesson 18 Arrays – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
  Lesson 18 Arrays - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 18AAD
Lesson 17 Excercise Chapter three – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 17 Excercise Chapter three - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 17AAD  
Lesson 16 Grade – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 16 Grade - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 16AAD
Lesson 15 If Else Statement – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 15 If Else Statement - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 15AAD  
Lesson 14 If Statement – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 14 If Statement - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 14AAD
Lesson 13 Exercise Chapter two – C++ – Sahalsoftware – Af soomaali
- Mar 24, 2016
Lesson 13 Exercise Chapter two - C++ - Sahalsoftware - Af soomaali CASHARKII 13AAD

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE