Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Financial Accounting

Lesson 44 – Post Closing Trail Balance – Financial Accounting – Sahalsoftware

Lesson 44 – Post Closing Trail Balance – Financial Accounting – Sahalsoftware CASHARKII 44AAD

Qeybta Financial Accounting

Lesson 43 Closing Entry – Financial Accounting – Sahalsoftware

Casharkii 43aad ee financial  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 

Financial Accounting Archives

▶ Lesson 42 Financial Accounting Sahalsoftware YouTube
- Aug 12, 2015
Casharkii 42aad ee financial   – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 41 Temporary Account – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 11, 2015
Lesson 41 Temporary Account - Financial Accounting - Sahalsoftware CASHARKII 41AAD
Lesson 40 – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Casharkii 40aad ee financial   – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 39 Expenses – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Casharkii 39aad ee financial   – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 38 – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Lesson 38 - Financial Accounting - Sahalsoftware CASHARKII 38AAS
Lesson 37 General Ledger – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Casharkii 037aad ee FINANCIAL accounting   – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX OO KA BARO 
Lesson 36 – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Casharkani waa casharkii 36aad ee financial accounting   ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto
Lesson 35 – Financial Accounting – Sahalsoftware
- Aug 10, 2015
Casharkani waa casharkii 35aad ee financial accounting   ku baro afsooomaali Halkan riix si aad uga  ubarto

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE