Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Computer Concepts – Mg

How to accept all friend request on facebook at once 2017

Halkan waxaan kugu baraynaa sida aad hal mar ah asaxaabta Facebook kugu soo darsatay aad u aqbali lahayd. HALKAN KA DAAWO Share This:

Qeybta Computer Concepts – Mg

How to see who viewed your facebook profile the most

casharkan waxad ku baran doonyaa qaabka loo ogaado qofka ugu badan ee soo booqda facebookgaaga Halkan daawo  Share This:

Computer Concepts – Mg Archives

How to Check if Someone is Using my Facebook Account is logging into your Facebook account
- Mar 19, 2017
Casharkan waxa uu ku saabsan yahay qaabka aad u ogaan lahayd hadii qof kale uu isticmaalayo facebook gaaga halkan ka daawo
Ma Ogtahay in Aad Cumputerkaaga aad u diidi kartid in lagu isticmaalo Flash Amar La’aantaa
- Mar 9, 2017
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Halkan waxa idiinku diyaara Cashar ku saabsan Computerkaaga sidee ayaad u difaaci kartaa Khaasatan Dhanka USBga Ama Flash Drive ka Halkan Ka Daawo
Sidee ayaan facebook ga qoraalo kala duwan ugu qori kartaa – Mohammad Guray – Sahalsoftware
- Mar 7, 2017
waxan Ardayda u sheegayaa in barnaamijkan uu idiin faahfaahindoono qaabka aad wax uga bedeli karto facebook Fontska Halkan Ka Daawo¬†  
Sidee Flash Disk isaga xidhi kartaa, si aan wax lagaaga copy gareysan
- Jan 20, 2017
Sidee Flash Disk isaga xidhi kartaa, si aan wax lagaaga copy gareysan   HALKAN KA DAAWO  
How Install and Active IDM – Sahalsoftware
- Sep 7, 2016
Sidee loogu Duubaa Computarkaga IDM Loona Active Gareeyaa HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO  
How To Reset Your Computer Password Without Software Sahalsoftware
- Aug 4, 2016
Sidee Bitlock isaga saari kartaa - Sahalsoftware Afsomali ku baro HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO  
How to Replace your Computer Hard Disk Sahalsoftware
- Aug 4, 2016
Sidee Bitlock isaga saari kartaa - Sahalsoftware Afsomali ku baro HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO  
How to Burn Windows 8 Flash Disk – Sahalsoftware
- Aug 4, 2016
Sidee Bitlock isaga saari kartaa - Sahalsoftware Afsomali ku baro HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO  

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE