Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Photoshop cs4

Lesson 13 Summary Photoshop – Sahalsoftware

Casharkii 13-aad Casharadii Hore Ee Computer:ka – – – > Halkan Ka Daawo Macalinka Casharkan si aad u la xidhiidhid — — – – – –

Continue Reading »

Qeybta Photoshop cs4

Lesson 12 Brush Tool – Photoshop – Sahalsoftware

Casharkii 12aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN

Continue Reading »

Photoshop cs4 Archives

Lesson 11 Wraped Text – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 29, 2015
Casharkii 11aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN  
Lesson 10 How To Save Photoshop Image – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 29, 2015
Casharkii 09aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN
Lesson 09 Adding Shapes – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 29, 2015
Casharkii 09aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN
Lesson 08 Magic Tool – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 28, 2015
Casharkii 08aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN
Lesson 07 Lesso Tool – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 26, 2015
Casharkii 07aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN HOOSE RIIX HALKAN RIIX Macalinka Casharkan ...
Lesson 06 Moving Tool – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 26, 2015
Casharkii 06aad ee Photoshop CS4 – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN HOOSE RIIX HALKAN RIIX  Macalinka Casharkan Diyaariyey Hadaad ...
Lesson 05 Cutting With Marquee – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 26, 2015
Casharkii 05aad ee Photoshop CS4  – Afsoomaali ku baro   HALKAN RIIX SI AAD UBARATO      CASHARO KALE OO AAD U FARA BADAN HADDII AAD RABTID HALKAN HOOSE RIIX HALKAN   RIIX Macalinka ...
Lesson 04 Layers – Photoshop – Sahalsoftware
- Jul 23, 2015
Casharkii 04aad ee Photoshop CS4  – Afsoomaali ku baro HALKAN RIIX SI AAD UBARATO   Halkan Riix si aad ubarato casharada windows 8 ka 

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE