Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

50. Sahalsoftware Sites

Xudun Exam- Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june- 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Axmed Maxamed Aadan – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Xuddun imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Qeybta 50. Sahalsoftware Sites

Widhwidh Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad u galay june- 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Maxamed Axmed Muuse – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Widhwidh imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

50. Sahalsoftware Sites Archives

Laascaanood Exam- Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june – 2017
- Jun 6, 2017
Masha allaah soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` C/waaxid C/xakiin Axmed - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Laascaanood Ee Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan ...
Buuhoodle Exam- Sahalsoftware WAA Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june-2017
- Jun 6, 2017
#Buuhoodle - #SAHALSOFTWARE Masha allaah soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` C/rixiin Cumar Mahdi - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Buuhoodle Ee Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha ...
Online Exam Sahalsoftware: Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june_2017
- Jun 6, 2017
#Online_Kambala - #SAHALSOFTWARE Masha allaah soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` Axmed Daahir Abokor - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Online ka Ee Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo ...
Muqdisho: Exam:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay – june-2017
- Jun 6, 2017
Nasra Cali Gacal - Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Muqdisho imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal ...
Kismaayo- Sahalsoftware- Exam: Waa Ardayadii Kaliinta Kowaad Ugashay : june – 2017
- Jun 3, 2017
Masha allaah Tabarakaraxmaan soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` Ayaan C/wahaab Maxamuud - Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Kismaayo Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan ...
Yagoori: Sahalsoftware Hambalyo Ardayda Qalinjabinaysa Maanta
- May 25, 2017
Hambalyo Ardayda Sahalsoftware ee Maanta ku qalin jabinaya Magaalada Yagoori ...
YGR:653-Hussien Diriea Farah
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Hussien, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:652-Derie Ahmed Hirsi
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Derie, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE