Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

02. Kismaayo

Kismaayo: Sahalsoftware – Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay may – 2017

Hambalyo soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` C/raxmaan Saleebaan Colaad – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Kismaayo ee waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Qeybta 02. Kismaayo

Kismaayo: Daawo Xaruntii oo balaadhin lagu wado iyada oo lagu kordhinayao

Kismaayo: Daawo Xaruntii oo balaadhin lagu wado iyada oo lagu kordhinayo shan fasal, Masha allaah Waxaan Hambalyo Hawada u marinayaa Dhammaan Team ka Sahalsoftware Magaalada

Continue Reading »

02. Kismaayo Archives

kismaayo: Exam – Sahalsoftware April – 2017
- Apr 4, 2017
Ardeeyay waxaa halkan idinku diyaar san imtaxaankii bishaan April 2017 Sahalsoftware College Kismayo  and  April Exam 2017 Sn Date Full Name Programes Marks Scholarship 1 1/4/2017 C/Salaan Faarax C/Laahi Mavis 20 2 1/4/2017 C/Laahi Ibraahim Xaaji Ibraahim Mavis 22 3 1/4/2017 C/Waaduud Cabdi Maxaad Mavis 20 4 1/4/2017 Cusmaan Juud Ibraahim Mavis 22 5 1/4/2017 Daauud Nuur Maxamed Mavis 24 free 6 1/4/2017 Xasan Axmed Xuseen Windows ...
KIsmaayo sahalsofware waa ardayadii bishaan april – 2017 kalinta kowaad u gashay
- Apr 1, 2017
Nasteexo C/laahi Jaamac - Waa Ardayadii Magaalada #Kismaayo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal wacan ...
Kismaayo – SAHALSOFTWARE – maarso – 2017 waa ardayadii kaalinta koowad u gashay
- Mar 14, 2017
Kismaayo - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Ikraan Yuusuf Bille - Waa Ardayadii Magaalada #Kismaayo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Ikraan Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Kaalinta 2.aad. Kismaayo – SAHALSOFTWARE
- Feb 2, 2017
Ayaan C.wahaab Maxamuud - Waa Ardayadii Magaalada #Kismaayo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Ayaan Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal ...
2. Kismaayo – SAHALSOFTWARE: Ardayadii Kaalinta 1-aad Gashay, febraayo 2017 – Hoos ka daawo
- Feb 1, 2017
Ayaan C/wahaab Mohamed – Waa Ardayadii Magaalada #Kismaayo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (febraayo01. 2017). Waxaan Leeyahay Hambalyo ayaan, Guush aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ...
Kismaayo Exam – february 2017 Natiijada Imtaxaanka hoos ka eego
- Feb 1, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii aad bishaan gasheen february 2017 SHALSOFTWARE WKismaayo EXAM ...     Sn Date Full Name Programs Mark Scholarship 1 1/2/2017 Maxamed Aadan Xuseen Mavis 20 2 1/2/2017 Sahra Saleebaan Xasan Mavis 23 3 1/2/2017 Nasro  C/Laahi Jaamac Mavis 23 4 1/2/2017 Nasteexo C/Laahi Jaamac Mavis 34 5 1/2/2017 Ayaan C/Wahaab Maxamuud Mavis 56 Free 6 1/2/2017 Xaliima Ibraahim Salaad Mavis 36 7 1/2/2017 Ibraahim Geedi ...
Kismaayo Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 5, 2017
SAHALSOFTWARE  COLLEGE KISMAYO DATE FULL NAME PROGRAMES MARKES SCHOLERSHIP 1/1/2017 Farxaan C/Waaxid Xuseen Mavis 40 Free 1/1/2017 Maxamed Axmed Nuur Mavis 35 1/1/2017 Ikraan Yuusuf Bile Mavis 34 1/1/2017 Xasan Jimcaale Aadan Mavis 33 1/1/2017 Deeqo Mowliid Daahir Mavis 33 1/1/2017 C/Raxiim Maxamed Cabdi Mavis 28 1/1/2017 C/Weli Cali Maxamed Mavis 27 1/1/2017 Ubax Axmed Khaliif Mavis 26 1/1/2017 Maxamed Cusmaan Cali Mavis 22 1/1/2017 Xaawo Yuusuf Bile Mavis 21 1/1/2017 Ayaan Maxamed Isaaq Mavis 20 1/1/2017 Maxamed Xasan Saney Mavis 16 1/1/2017 Axmed Shiimoow Ibraahim Windows ...
2. Kismaayo – SAHALSOFTWARE: Ardayga Kaalinta 1-aad Galay, Hoos ka daawo
- Jan 2, 2017
Maxamed Amiin Saleebaan Colaad - Waa Ardaygii Magaalada #Kismaayo u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE