Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Guuleystaha

2. Kismaayo – SAHALSOFTWARE: Ardayga Kaalinta 1-aad Galay, Hoos ka daawo

Maxamed Amiin Saleebaan Colaad – Waa Ardaygii Magaalada #Kismaayo u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamed, Guushu

Continue Reading »

Qeybta Guuleystaha

Kismaayo:Faysal shugri Cismaan- Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan

Faysal Shugri Cismaan – Waa Ardayda Magaalada #Kismaayo Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Faysal, Guushu aad bishan gaadhay insha

Continue Reading »

Guuleystaha Archives

Kismayo:Maxamed Amiin Saleban Colad Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 3, 2016
#Maxamed Aamin Saleban Colad - Waa Ardayda Magaalada #Kismayo Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (November.01/11/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...
Kismaayo:Ardaygani Waa ardaygii Bisahn Kaalnta Koobaad Ugalay Ardayda Wax Kabarta Sahalsoftware Kismaao
- Sep 3, 2016
#Ibraahim C/weli Xasan - Waa Ardayda Magaalada Kismaayo Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday. Waxaan Leeyahay Hambalyo Ibraahim, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...
Kismaayo: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo
- Aug 2, 2016
Kismaayo: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo, Dhammaan Ardeyda Sahalsoftware Meel ay Joogaanba iyo Taageerayaashaba waxaan u soo bandhigeynaa ardeygii Kaalinta kobaad Galay Bishan ...
Kismaayo: July 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo
- Jul 3, 2016
Kismaayo: July 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo, Dhammaan Ardeyda Sahalsoftware Meel ay Joogaanba iyo Taageerayaashaba waxaan u soo bandhigeynaa ardeygii Kaalinta kobaad Galay Bishan ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE