Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Information

Kismaayo: Daawo Xaruntii oo balaadhin lagu wado iyada oo lagu kordhinayao

Kismaayo: Daawo Xaruntii oo balaadhin lagu wado iyada oo lagu kordhinayo shan fasal, Masha allaah Waxaan Hambalyo Hawada u marinayaa Dhammaan Team ka Sahalsoftware Magaalada

Continue Reading »

Information Archives

Kismayo: Daawo Team Ka Sahalsoftware Ee Kismaayo Sida ay u ciideen
- Jul 7, 2016
Ciid Mubaarak Dhammaan ummada Islaamka aheey Meel kasta oo Daafaha Caalamka ka joogtaan  
Kismaayo: Daawo Xarunta Sahalsoftware oo Caawa Qalab Cusub Lagu Ciidsiinayo
- Jul 5, 2016

Kismaayo: July 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo
- Jul 3, 2016
Kismaayo: July 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Kismaayo, Dhammaan Ardeyda Sahalsoftware Meel ay Joogaanba iyo Taageerayaashaba waxaan u soo bandhigeynaa ardeygii Kaalinta kobaad Galay Bishan ...
Kismaayo: Daawo Sawirada Ardeydii oo u fadhida imtixaankii July 01 2016
- Jul 1, 2016
Kismaayo: Daawo Sawirada Ardeydii oo u fadhida imtixaankii July 01 2016, Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u soo marinaynaa ardeydayda aan aad ka u jecelnahay ee Magaalada Kismaayo oo maanta ...
Kismaayo: Intiinii horey noola socotay waxaa Xarun ka socday Tartan u dhaxeeyey
- Jun 27, 2016
Kismaayo: Intiinii horey noola socotay waxaa Xarun ka socday Tartan u dhaxeeyey laba kooxood oo ardeyda College ka ka mid ah oo kala ahaa Horseed Group iyo Waamo Group. Tartankii oo ...
Kismaayo: Daawo Tartan adag ayaa loo qabtay Waamo Group iyo Horseed Group
- Jun 26, 2016
Kismaayo: Tartan adag ayaa loo qabtay  iyo Horseed Group iyo Waamo Group oo labaduba ka tirsan Ardeyda Sahalsoftware ee Magaalada Kismaayo. Tartankan oo ay ku tartami doonaan Cilmiga Computer ka wuxuuna socon ...
Sahalsoftware Kismaayo: Daawo Ardeydii oo imtixaankii u fadhiisatay
- May 1, 2016
Xarunta Sahalsoftware Ee Magaalada Kismaayo

RIIX MUUQALADAN HOOSE