Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

06. Online

Exam: Online Internet – Sahalsoftware April – 2017

    Online Internet : Exam Ardeeyay waxaa halkan idinku diyaarsan Examkii April – 2017 share la wadaag   Sahalsoftware College Online Internet  April Exam

Continue Reading »

Qeybta 06. Online

Online Internet : Exam Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay April 2017

#Internet – Online – #SAHALSOFTWARE “““““““““““““““““““““““““““““` Axmed Daahir Abokor – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Internet ka ama Online ka waxku barata imtixaankii

Continue Reading »

06. Online Archives

Online – SAHALSOFTWARE waa ardaygii kaalinta koowaad u Kalay bishaan maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Online - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Axmed Daahir Abokor - Waa Ardaygii Ardayda Online ka wax ku barata u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Axmed Guusha aad ...
Kaalinta 4.aad. Online – SAHALSOFTWARE
- Feb 2, 2017
Axmed Daahir Abokor - Waa Ardaygii Ardayda Online ka waxku barata ee galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Axmed Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha ...
LCD:105-Jama Ahmed Jama
- Jan 22, 2017
Soo Dhawoow Jama, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
Online: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad Ee Ardeyda Online ka waxkubarata
- Aug 6, 2016
Online: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad Ardeyda Online (Internet) ka wax ku barata ee aan Xarumaha midna tegin iyaga oo imtixaankana ku gala qaab Online ah, Dhammaan ...
Online:51:Abdiwahab Abdala Omar
- Jul 30, 2016
Soo Dhawoow Abdiwahab, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
Imtixaanaadka Ardayda Online ka wax ku barata
- Nov 20, 2015
Imtixaanaadka Ardayda Online ka wax ku barata halkan riix

RIIX MUUQALADAN HOOSE