Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

01. Laascaanood

Laascaanood Exam- Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june – 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` C/waaxid C/xakiin Axmed – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Laascaanood Ee Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Qeybta 01. Laascaanood

LCD:630 – Ayan Mohamed Barkadle

Soo Dhawoow Ayaan, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee

Continue Reading »

01. Laascaanood Archives

Laascaanood: Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay May – 2017
- May 3, 2017
Hambalyo soo qor Fadlan ``````````````````````````````````````````````````````````` Najma Axmed Shire - Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Laascaanood - Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (May 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. ...
LCD:627-Nasra Aadan Ali
- Apr 5, 2017
Soo Dhawoow Nasra, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
LCD:626-Faadumo Abdirizak Hassan
- Apr 5, 2017
Soo Dhawoow Fadumo, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
Laascaanood: Exam waa Ardayadii Kaalinta koowad u gashay April- 2017
- Apr 1, 2017
Najma Axmed Shire - Waa Ardayadii Magaalada #Laascaanood u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal wacan ...
LCD:625-Kafia Abdirashid Xareed
- Mar 20, 2017
Soo Dhawoow Kaifia, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
Laascaanood – SAHALSOFTWARE Waa ardaygii bishaan kaalinta koowaad u galay maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Laascaanood - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Faysal Yuusuf Axmed - Waa Ardayadii Magaalada #Laascaanood u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Faysal Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
LCD:624-Said Farah Jama
- Mar 5, 2017
Soo Dhawoow Said, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
LCD:102-Nimco Abdinasir Ali
- Feb 13, 2017
Soo Dhawoow Nimco, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE