Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Guuleystaha

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxan Halkan Ugu Hanbalyaynayaa Ardaydii Usoo Gudubtey Wareega Saddexaad

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxaan Halkan Ugu Hanbalyaynayaa Dhammaan Ardaydii Uso Gudubtey Tarankii Usoo Gudubtey Wareega Sadexaad Ee Same Finalka Oo Maanta Lagu Kala Saari Doono

Continue Reading »

Qeybta Guuleystaha

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxaan Haalakn Kasoo Gudbinayaa Ardaydii Uwareegtey Wareega Labaad

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxaan Halkan Ugu Hanbalyaynayaa Dhammaan Ardaydii Usoo Wareegtey Wareega Labaad Ee Tartanka Waxaan Kaloo Uhanbalyaynayaa Ardaydii Ku Hadhay Wareega Koowaad Waxan leeyahay

Continue Reading »

Guuleystaha Archives

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxaa Caawa Nosoo Gababoobey Tartankii Qaybtiisa Koowaad Halkan Kala Soco Ardaydii soobaxdey
- Sep 24, 2016
Ogaysiis Waxaa La Ogaysiinaya Dhammaan Ardaydii Gashay  Tartankii Qaybtisa Koowaad Halkan Ayey Kala Soconayaan Magacyadoodii Ardayda Kale Ee Wareega Koowaad Ku Hadhay Waxaan Leeyahay Waxab Haniyad Jabina Waxaa Laga Yabaa ...
Warbixin:Ardaydii Gashay Tartankii Wareegii Koobaad Halkan Kala Soco
- Sep 22, 2016
Waxaaa Maaanta Xarunta Sahalsoftware Ka Bilaabmey Tartankii Bil Walba 21 Laqabana jirey Waxaa Halkaa Ugu Mahadcelinyaa DHammaan Ardaydii Gashay Tartanka Maanta Loo Qaabtey Ardayda sahalaosftware Laascaanood Halkan Kala Soco Ardaydii Maanta Gashay ...
Laascaanood:Ardaygani Waa Ardaygii Bishan Kaalinta Koowaad Ugalay Ardayda Wax Kabarta Xarunta Sahalsoftware Laascaanood
- Sep 4, 2016
.#Abshir C/fataax Bille - Waa Ardayda Magaalada #Laascaanood Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday. Waxaan Leeyahay Hambalyo Abshir, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...
Laascaanood: Hanbalyo Ardadii Sida Ay Kaalmaha Ukala Galeen Halkan Kala Soco
- Aug 27, 2016
Laascaanood: Hambalyo Ardaydii iyo sida ay Kaalmaha u kala galeen Galabta aan idin la wadaago Asxaabeey, idinkuna Hambalyada iyo Ducada Raaciya Kaalinta Koobaad: - Jaamac Saleebaan Jaamac Kaalinta Labaad: - Jamaal C/raxmaan ...
Laascaanood: Tartankii Ay Iskugu Hadheen Saddexda Arday Ayaa Barri Lagu Kala Saari Doonaa Hoolka Al mustaqbal
- Aug 26, 2016
#Laascaanood: Tartankii oo ay isugu soo hadheen sadexdan arday, Beri ayeyna ku kala bixi doonaan Hoolka Almustaqbal Ee Magalaada Laascaanood. Sharaf bay noo tahay inaad Gelinka Danbe Ee Beri Aad ...
Laascaanood: Ardayda Wareega Sadddexaad Usoo Gudubtey Halkan Kala Soco Iyo Magacyadoodii
- Aug 22, 2016
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkan Ugu Hanbalyaynaya Dhammaan Ardayda Sahalsoftware Meelkastoo Ay Joogaan Waxan KaloSi Gaara Ugu Hanbalyaynayaa Ardaydii Usoo Gudubtey Wareega Saddexaad Halkan Kala Soco Iyo Waliba Magacyadoodii Waxaan ...
Laascaanood: Ardaydii Wareega Labaad sobbaxay Halkan Kala Soco
- Aug 21, 2016
Hambalyo Hambalyo Ham Waxaan Halkan Ugu Hanbalyaynayaa DHammaan Ardayda Sahalsoftware Dhigata Meelkastoo Ay Joogaan Waxaan Kaloo Sigaara Ugu Hanbalyaynayaa Ardadii Soo Baxdey Wareega Labaad Halkan Kala Soco Magacyadoodii: Siciid   ...
Laascaanood: Ardaydani Waa Ardaydii Tartanka Wareega Labaad Soo baxdey
- Aug 21, 2016
Ardaydani Waa Ardaydii Wareega Labaad Ee Tartanka  Soobaxdey Halkan kala Soco Magacyadooda C/laahi       Aadan   Xasan    5 Jamaal      C/raxmaan Cali   5 Nimco   ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE