Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examination

Laascaanood Exam- Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june – 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` C/waaxid C/xakiin Axmed – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada #Laascaanood Ee Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Qeybta Examination

Laascaanood: Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay May – 2017

Hambalyo soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Najma Axmed Shire – Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Laascaanood – Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday (May

Continue Reading »

Examination Archives

Laascaanood: Exam waa Ardayadii Kaalinta koowad u gashay April- 2017
- Apr 1, 2017
Najma Axmed Shire - Waa Ardayadii Magaalada #Laascaanood u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal wacan ...
Laascaanood – SAHALSOFTWARE Waa ardaygii bishaan kaalinta koowaad u galay maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Laascaanood - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Faysal Yuusuf Axmed - Waa Ardayadii Magaalada #Laascaanood u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Faysal Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Laascaanood November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 3, 2016
S.no Name Progam Mark 1 C/raxmaan Siciid Maxamed Word2016 85 2 Siciid Dayib Xirsi Word2016 25 3 Adanwali Xuseen Cali Word2016 75 4 C/qani Saleebaan Aadan Word2016 70 5 C/raxman aadan C/raxman Word2016 70 6 C/qaadir C/laahi Maxamed Word2016 70 7 Maxamed c/rashiid Aadan Word2016 95 8 Maxamed C/wali Faarax Word2016 75 9 C/laahi Aadan Xasan Word2016 90 10 sakariye Bashiir Daahir Word2016 65 11 Mucaad C/raxmaan Axmed Word2016 80 12 C/raxmaan Axmed Shire Word2016 65 13 Jaamac Maxamed Jaamac Word2016 35 14 ?? Axmed Yuusuf Word2016 25 15 Maxamed Cabdi ...
Laascaanood October 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Oct 6, 2016
1 Axmed Maxamed Maxamuud Windows 8 50 2 Axmed Saleebaan Jaamac Windows 8 70 3 C/qani C/laahi Warsame Windows 8 50 4 Sakariye Bashiir Daahir Windows 8 55 5 C/raxmaan Adan C/raxmaan Windows 8 75 6 C/laahi Mubaarak Maxamed Windows 8 60 7 C/raxmaan aadan Shire Windows 8 60 8 Jaamac Maxamed Jaamac Windows 8 60 9 Maxamed c/rashiid Adan Windows 8 90 10 Maxamed Jaamac Xirsi Windows ...
Ardayada Imtixaanak Gashay Ee Kaalmaha Ikku Haysata Halkan Kala Soco
- Oct 2, 2016
Halkan Kala Soco Ardaydaiii Kaalamah Isku Haysatey Waxaan Ka Codsanayaa In Ay yimadaan Bacdal Duhur 1:00 Halkaa Kala Soco Mgacyadoodii No Name Program Natiijo 1 C/raxmaan Siciid Maxamed Windows 8 98 2 Jaamac C/risaaq Saalax Word 2016 90 3 Axmed C/qaadir Cashuur Excel 2016 95 4 Axmed C/qaadir Cashuur Access 95 5 Nimco ...
Laascaanood September 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Sep 5, 2016
  AAAA Sno. Name Program Mark ScholarShip 1  C/xaafid /xasan C/raxmaan  Windows 8  80 2  Cali Maxamed Axmed  Windows 8  70 3  C/laahi C/risaaq Shire  Windows 8  60 4  Maxamed C/qani Maxamed  Windows 8  40 5  C/casiis Xasan Cumar  Windows 8  80 6  Mustafe Axmed Cabdi  Windows 8  50 7  Maxed Maxamud Maxamed  Windows 8  90 8  C/naasir Ibraahin Xasan  Windows 8  60 9  C/nuur Cumar Abokor  Windows 8  80 10  Maxamed Cali Faarax  Windows ...
Laascaanood August 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 9, 2016
  sno Name Program Mark ScholarShip 1 Xamdi Xasan Cige Excel 80 2 C/qani Jaamac   Saalax Excel 70 3 Hibaaq Maxamed Maxamuud Excel 70 4 Sacdiya Xasan Cismaan Excel 70 5 Nimco C/naasir Cali Excel 50 6 Raxma C/rashiid Cali Excel 50 7 Axmed C/laahi Maxamed Excel 40 8 Guuleed Axmed Guuleed Excel 30 9 Maxamed Axmed Warsame Genaral Accounting 90 10 Faarax Sahal Cali Genaral  Accounting 80 11 C/risaaq Cali C/laahi HTML 100  ? 12 Axmed Maxamed Saleebaan HTML 80  ? 13 Abuukar Cali Xuseen HTML 70  ? 14 Siyaad ...
Laascaanood June 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jun 24, 2016
SNO Name Program Mark Scholarship 1 Xuseen Caydiid Jaamac Windows 10 50% Free 2 Hibaaq Maxamed Maxamuud Windows 10 48% 3 Axmed C/laahi Maxamed word 2016 80% 4 C/qani Jaamac Saalax word 2016 80% 5 Raxma C/rashiid Cali Word 2016 90% 6 Nimco C/naasir Cali word 2016 70% 7 Hibaaq Maxamed Maxamuud Word 2016 90% free 8 Sacdiya Xasan Cismaan word 2016 80% 9 Yaasiin Maxamed Cumar Excel 2016 80% 10 Faysa C/laahi Maxamuud Excel ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE