Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Information

Lascanod Ardayada Imtixaanak Gashay Ee Kaalmaha Ikku Haysata Halkan Kala Soco

Halkan Kala Soco Ardaydaiii Kaalamaha Isku Haysatey Waxaan Ka Codsanayaa In Ay yimadaan Bacdal Duhur 1:00 Xurunta Guud  sahalsoftware Lascnod Halkaa Kala Soco Mgacyadoodii 1

Continue Reading »

Qeybta Information

Laascaanood: Ardeydan Hoos ku qoran beri bacdal duhur waa inay Xarunta Laascaanood Yimaadaan:

    sno Name 1 Shaafici Jaamac Maxamed   2 Kawsar Xuseen Salaad   3 Faadumo Maxamuud Maxamed   4 Farduus Saleebaan Maxamed   5

Continue Reading »

Information Archives

Laascaanood: Ardeydan Hoos ku qoran beri bacdal duhur waa inay Xarunta Laascaanood Yimaadaan:
- Aug 1, 2016
  Xamdi Xasan Cige   Maxamed Axmed Warsame C/risaaq Cali C/laahi Siyaad Maxamuud Ibraahim C/laahi Maxamed Ducaale Khaliif Maxamed Cabdi Axmed Maxamed Warsame C/laahi Aadan Xasan  Faysal Yuusuf Axmed Ishwaaq Xuseen Faarax Rawaan Maxamed Jaamac Xamdi Cali Maxamed  Xamdi Maxamed Maxamuud C/qani Warsame Cali
Hambalyo Dhammaan Ardeydii Sahalsoftware Ee Kala Jooga Magaalooyinkan
- Aug 1, 2016
Hambalyo Dhammaan Ardeydii Sahalsoftware Ee Maanta u fadhiisatay imtixaankii bilaha ahaa Kala Jooga Magaalooyinkan:  Laascaanood Kismaayo Muqdisho Garoowe Buuhoodle Widhwidh Marqaan Ceegaag Waxaan ugu hambalyeynaynaa Dadaalka ay soo sameeyeen Bishii Dhammaatay ...
Laascaanood: Daawo Sawirada 3 Ardey Ee Tartanka ku Guuleystay + Qaarka mid ah Tean ka
- Jul 29, 2016

Laascaanood: Tartankii oo Maanta Soo gaadhay Final:kii Waxaana lagu kala baxayaa
- Jul 27, 2016
Ardeyda iyo dhammaan inta ku xidhan Sahalsoftware waxaad la socotaan in Tartan ka dhex socday Magaalada Laascaanood kaas oo soo bilaamay 18 July 2016.  isaga oo soo maray Marxaladahan kala ...
Laascaanood Tartankii Labaad ee Saaka Qabsoomay iyo Guusha oo raacday Ardeydan:
- Jul 21, 2016
Laascaanood Tartankii Labaad ee Saaka Qabsoomay oo dhex maray ardeyda Sahalsoftware College Laascaanood Qeybta dhigata Gelinka hore Qaar kamid ah iyo Guusha oo raacday Ardeydan:   - Jaamac Saleebaan Jaamac ...
Laascaanood : Tartankii oo xalay ay biloowday iyo Magacyada Xalay soo baxay
- Jul 21, 2016
Laascaanood : Tartankii oo xalay ay biloowday iyo Magacyada Xalay soo baxay: Habeenkii Xalay ahaa ayaa waxaa tartanka lagu furey ardeyda habeenkii dhigata College ka qeyb ka mid ah.   Ardeyda Tartamaysay ...
Laascaanood: Tartan aad u xiiso badan ayaa u bilaaman doonta Ardeyda Sahalsoftware Ee Magaalada
- Jul 20, 2016
Laascaanood: Tartan aad u xiiso badan ayaa u bilaaman doonta Ardeyda Sahalsoftware Ee Magaalada Laascaanood kaas oo bilaamanaya Maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa oo ku beegan July 23. ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE