Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

03. Ceegaag

Ceegaag:Exam sahalsoftware waa ardaygii kaalinta kowaad ugalay April -2017

Jaamac Deeq Cali – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Ceegaag ee waxku barata imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

Qeybta 03. Ceegaag

Ceegaag – SAHALSOFTWARE waa ardaygii kaalinta koowaad ugalay bishaan maarso – 2017

Ceegaag – SAHALSOFTWARE “““““““““““““““““““““““““““““` Jaamac Deeq Cali – Waa Ardayadii Magaalada #Ceegaag u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

03. Ceegaag Archives

Kaalinta 9.aad. Ceegaag – SAHALSOFTWARE
- Jan 14, 2017
Kaalinta 9.aad. Ceegaag - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Maxamed Aadan Cismaan - Waa Ardaygii Magaalada Ceegag galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha ...
Ceegag Exam Janaayo 2017 : Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 12, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017 Name Exam Marks Xasan maxamed aadan 50 Social Network Sacdiya c/xakiin cali 85 Social Network Axmed muuse maxamed 80 Social Network Jamaal saleebaan cabdi 55 Social Network Shugri cabdixakiin cali 65 Social Network cabdirisaaq ismaaciil 70 Social Network Cabdikariim axmed ...
Kaalinta 3aad Ceerigaabo – SAHALSOFTWARE. Ardayadii Kaalinta 1-aad Gashay, Hoos ka daawo
- Jan 2, 2017
Samsam Siciid C/raxmaan - Waa Ardayadii Magaalada #Ceerigaabo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leeyahay Hambalyo Samsam, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo ...
Ceegaag Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
ID Name Program Mark 1 Maxamed Ibraahim Cabdi Windows 8 67 2 Faadumo Cismaan Ismaaciil Windows 8 67 3 Nucmaan Cabdi Cali Windows 8 67 4 Cabdi Muuse Maxamed Windows 8 83 5 Nada Axmed Maxamuud Windows 8 83 6 Axmed Saleebaan Cabdi Windows 8 53 7 Sawda Cali Xuseen Windows 8 67 8 Saciid C/xakin Cali Windows 8 83 9 Jamiila Guuleed Ismaaciil Windows 8 100 10 Barwaqo Xuseen Maxamud Windows ...
Ceegaag:Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Dec 9, 2016
#Jaamac Maxamed Salebaan - Waa Ardayda Magaalada #Ceegaag Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Jaamac, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha is ...
Ceegaag:Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 9, 2016
Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Ardayda Dhigat Xarunta Ceegaag Ardaygaas Waxaan Leeyhay Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Waxaan Kaloo Ardayada Usheegayaa In Ay San Niyad Jabin Waxaa Laga Yabaa Inaad ...
Ceegaag March 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jul 10, 2016
Sno Full Name  Programe Marak Scholaraship 1 Maxamed Aadan Cismaan Acsess 98 2 Jaamac Maxamed Saleebaan Acsess 96 3 C/raxmaaan Maxamed Saleebaan Acsess 99 4 C/laahi Saleebaan Cabdi Acsess 84 5 Axmed Ibraahim Cabdi Acsess 96 6 Axmed Muuse Maxamed Acsess 75 7 Guuleed C/risaaq Ismaaciil Acsess 78 8 SAhra Ismaaciil Cali Acsess 69 9 Fahiima C/wali Haybe Acsess 90 10 Xaliimo Cismaan Ismaaciil Acsess 90 11 Kawsar C/xakiin Cali Acsess 83 12 Shugri C/xakiin Cali Acsess 90 13 Rooda Maxamed Maxamuud Acsess 94 14 Sacdiya C/xkiin Cali Acsess 89 15 Cumar ...
Ceegaag Apr 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jul 9, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 Xasan Maxamed Aadan Word 73 2 Jamaal Saleebaan Cabdi Word 79 3  Maxamed Cabdisataar Ibraahin  Word 88 4  Axmed Maxamed Ayaanle  Word 83 5  Cabdiqani Cabdilaahi Cabdille  Word 64 6  Cabdikariin Axmed Xasan Word 70 7  Maxamed Ismaaciil Axmed Word 85

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE