Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examination

Ceegaag: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Bishaan Septemper – 17

#Ceegaag– Sahalsoftware International College Siciid C/xakiin Cali Bokor waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Ceegaag

Continue Reading »

Qeybta Examination

Ceegaag:Exam sahalsoftware waa ardaygii kaalinta kowaad ugalay April -2017

Jaamac Deeq Cali – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Ceegaag ee waxku barata imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

Examination Archives

Ceegaag – SAHALSOFTWARE waa ardaygii kaalinta koowaad ugalay bishaan maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Ceegaag - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Jaamac Deeq Cali - Waa Ardayadii Magaalada #Ceegaag u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Jaamac Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Ceegag Exam Janaayo 2017 : Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 12, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017 Name Exam Marks Xasan maxamed aadan 50 Social Network Sacdiya c/xakiin cali 85 Social Network Axmed muuse maxamed 80 Social Network Jamaal saleebaan cabdi 55 Social Network Shugri cabdixakiin cali 65 Social Network cabdirisaaq ismaaciil 70 Social Network Cabdikariim axmed ...
Ceegaag Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
ID Name Program Mark 1 Maxamed Ibraahim Cabdi Windows 8 67 2 Faadumo Cismaan Ismaaciil Windows 8 67 3 Nucmaan Cabdi Cali Windows 8 67 4 Cabdi Muuse Maxamed Windows 8 83 5 Nada Axmed Maxamuud Windows 8 83 6 Axmed Saleebaan Cabdi Windows 8 53 7 Sawda Cali Xuseen Windows 8 67 8 Saciid C/xakin Cali Windows 8 83 9 Jamiila Guuleed Ismaaciil Windows 8 100 10 Barwaqo Xuseen Maxamud Windows ...
Ceegaag March 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jul 10, 2016
Sno Full Name  Programe Marak Scholaraship 1 Maxamed Aadan Cismaan Acsess 98 2 Jaamac Maxamed Saleebaan Acsess 96 3 C/raxmaaan Maxamed Saleebaan Acsess 99 4 C/laahi Saleebaan Cabdi Acsess 84 5 Axmed Ibraahim Cabdi Acsess 96 6 Axmed Muuse Maxamed Acsess 75 7 Guuleed C/risaaq Ismaaciil Acsess 78 8 SAhra Ismaaciil Cali Acsess 69 9 Fahiima C/wali Haybe Acsess 90 10 Xaliimo Cismaan Ismaaciil Acsess 90 11 Kawsar C/xakiin Cali Acsess 83 12 Shugri C/xakiin Cali Acsess 90 13 Rooda Maxamed Maxamuud Acsess 94 14 Sacdiya C/xkiin Cali Acsess 89 15 Cumar ...
Ceegaag Apr 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jul 9, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 Xasan Maxamed Aadan Word 73 2 Jamaal Saleebaan Cabdi Word 79 3  Maxamed Cabdisataar Ibraahin  Word 88 4  Axmed Maxamed Ayaanle  Word 83 5  Cabdiqani Cabdilaahi Cabdille  Word 64 6  Cabdikariin Axmed Xasan Word 70 7  Maxamed Ismaaciil Axmed Word 85
Ceegaag May 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- May 11, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 Jaamac maxamed saleban Publisher 2013 100% 2 Maxamed Aadan Cismaan Publisher 2013 100% 3 Axmed Ibraahin Cabdi Publisher 2013 80% 4 C/raxman maxamed saleban Publisher 2013 100% 5 Guuled C/risaaq Ismaaciil Publisher 2013 90% 6 C/laahi Saleban Cabdi Publisher 2013 80% 7 Cumar C/xakiin Cali Publisher 2013 50% 8 Fahiima C/wali Haybe Publisher 2013 100% 9 Shukri C/xakiin Cali Publisher 2013 100% 10 Sahra ismaaciil Cali Publisher 2013 100% 11 Sacdiya ...
Ceegaag april 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Apr 2, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 Jaamac maxamed saleban powerpoint 2013 100% 2 Maxamed Aadan Cismaan powerpoint 2013 96% 3 Axmed Ibraahin Cabdi powerpoint 2013 90% 4 C/raxman maxamed saleban powerpoint 2013 98% 5 Guuled C/risaaq Ismaaciil powerpoint 2013 72% 6 C/laahi Saleban Cabdi powerpoint 2013 90% 7 Cumar C/xakiin Cali powerpoint 2013 60% 8 Fahiima C/wali Haybe powerpoint 2013 95% 9 Shukri C/xakiin Cali powerpoint 2013 60% 10 Sahra ismaaciil Cali powerpoint 2013 75% 11 Sacdiya C/xakiin Cali powerpoint 2013 95% 12 Rooda Maxamuud Maxamed powerpoint 2013 90% 13 Axmed Muuse Maxamed powerpoint 2013 75% 14 Xaliimo Cismaan Ismaciil powerpoint 2013 90% 15 Kawsar C/xakiin Cali Excel ...
Ceegaag March 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Mar 8, 2016
Sno. Name Program Mark ScholarShip 1 Jaamac maxamed saleban Excel 2013 83% 2 Maxamed Aadan Cismaan Excel 2013 82% 3 Axmed Ibraahin Cabdi Excel 2013 56% 4 C/raxman maxamed saleban Excel 2013 85% 5 Guuled C/risaaq Ismaaciil Excel 2013 52% 6 C/laahi Saleban Cabdi Excel 2013 79% 7 Cumar C/xakiin Cali Excel 2013 56% 8 Fahiima C/wali Haybe Excel 2013 75% 9 Shukri C/xakiin Cali Excel 2013 60% 10 Sahra ismaaciil Cali Excel 2013 71% 11 Sacdiya ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE