Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Guuleystaha

Kaalinta 3aad Ceerigaabo – SAHALSOFTWARE. Ardayadii Kaalinta 1-aad Gashay, Hoos ka daawo

Samsam Siciid C/raxmaan – Waa Ardayadii Magaalada #Ceerigaabo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leeyahay Hambalyo Samsam, Guushu aad

Continue Reading »

Qeybta Guuleystaha

Ceegaag:Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan

#Jaamac Maxamed Salebaan – Waa Ardayda Magaalada #Ceegaag Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Jaamac, Guushu aad bishan gaadhay insha

Continue Reading »

Guuleystaha Archives

Ceegaag:Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 9, 2016
Jaamac Maxamed Saleebaan Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Ardayda Dhigat Xarunta Ceegaag Ardaygaas Waxaan Leeyhay Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Waxaan Kaloo Ardayada Usheegayaa In Ay San Niyad Jabin Waxaa Laga Yabaa Inaad ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE