Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

04. Widwidh

Widhwidh: Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017

C/xamiid Axmed Maxamed – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Widhwidh ee waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

Qeybta 04. Widwidh

Widhwidh – SAHALSOFTWARE – maarso – 2017 Ardaygii kaalinta kowaad Galay

Widhwidh – SAHALSOFTWARE “““““““““““““““““““““““““““““` Xamdi Jaamac Maxamed – Waa Ardayadii Magaalada #Widhwidh u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

04. Widwidh Archives

Kaalinta 1.aad. Widhwidh – SAHALSOFTWARE
- Feb 2, 2017
Hodan Maxamuud Saleebaan - Waa Ardayadii Magaalada #Widhwidh u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Hodan Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal ...
WidhWidh Exam – february 2017 Natiijada Imtaxaanka hoos ka eego
- Feb 1, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii aad bishaan gasheen february 2017 SHALSOFTWARE WIDHWIDH EXAM JANUARY/2016 1/2/2017 FULL NAME PROGRAM MARKES SCHOLERSHIP 2/1/2017 Siciid maxamed saleebaan Daceasy 100 2/1/2017 kayse c/raxmaan cawed Daceasy 70 2/1/2017 faysa xariir maxamed Daceasy 100 2/1/2017 xamdi jaamac maxamed Daceasy 90 2/1/2017 sakariye c/raxmaan maxamud Daceasy 100 2/1/2017 c/raxmaan carab maxamed Daceasy 85 2/1/2017 axmed c/qaadir ismaaciil Daceasy free 2/1/2017 c/laahi ...
WidhWidh Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 4, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017     0 exam 1/1/2017 buuga no full name quickbook 1 axmed c/qaadir ismaaciil 2 c/laahi cawed faarax 70 3 abdirasaaq ibraahim nuur 30 4 axmed c/laahi siciid 50 5 faysa xariir maxamed 6 salma maxamed ciise 53 7 c/laahi xassan cismaan 90 8 maxamed axmed yuusuf 73 9 siciid ...
Kaalinta 5.aad. Widhwidh- SAHALSOFTWARE .ardayadii ugashay kalinta 1aad
- Jan 3, 2017
Xamdi Jaamac Maxamed - Waa Ardayadii Magaalada #Widhwidh u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leenahay Hambalyo Xamdi, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo ...
Widhwidh Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
exam nov/1/2016 buuga no full name software 1 axmed c/qaadir ismaaciil 65 2 c/laahi cawed faarax 40 3 abdirasaaq ibraahim nuur 50 4 axmed c/laahi siciid 30 5 faysa xariir maxamed 83 6 salma maxamed ciise 45 7 c/laahi xassan cismaan 100 8 maxamed axmed yuusuf 45 9 siciid maxamed saleebaan 50 10 siciid maxamed aadan 60 11 asma cabdiraxmaan ciise 12 c/raxmaan ciise x. maxamuud 13 khaalid c/qani maxamuud 70 14 xamdi ...
widhwidh:C/laahi Xasan Cismaan Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Dec 10, 2016
C/laahi Xasan Cismaan - Waa Ardayda Magaalada #Widhwidh Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo C/laahi, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha is ...
Widhwidh November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 3, 2016
no full name Progam Mark 1 axmed c/qaadir ismaaciil Hardware 75 2 c/laahi cawed faarax Hardware 70 3 abdirasaaq ibraahim nuur Hardware 80 4 axmed c/laahi siciid Hardware 70 5 faysa xariir maxamed Hardware 95 6 salma maxamed ciise Hardware 80 7 c/laahi xassan cismaan Hardware 100 8 maxamed axmed yuusuf Hardware 65 9 siciid maxamed saleebaan Hardware 85 10 siciid maxamed aadan Hardware 65 11 asma cabdiraxmaan ciise Hardware 75 12 c/raxmaan ciise x. maxamuud Hardware 90 13 khaalid c/qani maxamuud Hardware 75 14 xamdi jaamac ...
Widhwidh:C/laahi Xasan Cismaan Waa Ardaygii Bishan Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 3, 2016
#C/laahi Xasan Cismaan - Waa Ardayda Magaalada #Widhwidh Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (November.01/11/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo C/laahi, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE