Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examination

Widhwidh: Sahalsoftware College WAA Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay August – 2017

Hambalyo Hambalyo Sakariye C/raxmaan Maxamuud waa ardaygii kaalinta 1.aad u galay College ka Sahalsoftware ee Magaalada Widhwidh. Waxaan leenahay hambalyo guusha aad bishan gaadhayna bilaha

Continue Reading »

Qeybta Examination

Widhwidh Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad u galay june- 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Maxamed Axmed Muuse – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Widhwidh imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Examination Archives

Widhwidh: Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017
- Apr 4, 2017
C/xamiid Axmed Maxamed - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Widhwidh ee waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha ...
Widhwidh – SAHALSOFTWARE – maarso – 2017 Ardaygii kaalinta kowaad Galay
- Mar 14, 2017
Widhwidh - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Xamdi Jaamac Maxamed - Waa Ardayadii Magaalada #Widhwidh u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Xamdi Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
WidhWidh Exam – february 2017 Natiijada Imtaxaanka hoos ka eego
- Feb 1, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii aad bishaan gasheen february 2017 SHALSOFTWARE WIDHWIDH EXAM JANUARY/2016 1/2/2017 FULL NAME PROGRAM MARKES SCHOLERSHIP 2/1/2017 Siciid maxamed saleebaan Daceasy 100 2/1/2017 kayse c/raxmaan cawed Daceasy 70 2/1/2017 faysa xariir maxamed Daceasy 100 2/1/2017 xamdi jaamac maxamed Daceasy 90 2/1/2017 sakariye c/raxmaan maxamud Daceasy 100 2/1/2017 c/raxmaan carab maxamed Daceasy 85 2/1/2017 axmed c/qaadir ismaaciil Daceasy free 2/1/2017 c/laahi ...
WidhWidh Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 4, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017     0 exam 1/1/2017 buuga no full name quickbook 1 axmed c/qaadir ismaaciil 2 c/laahi cawed faarax 70 3 abdirasaaq ibraahim nuur 30 4 axmed c/laahi siciid 50 5 faysa xariir maxamed 6 salma maxamed ciise 53 7 c/laahi xassan cismaan 90 8 maxamed axmed yuusuf 73 9 siciid ...
Widhwidh Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
exam nov/1/2016 buuga no full name software 1 axmed c/qaadir ismaaciil 65 2 c/laahi cawed faarax 40 3 abdirasaaq ibraahim nuur 50 4 axmed c/laahi siciid 30 5 faysa xariir maxamed 83 6 salma maxamed ciise 45 7 c/laahi xassan cismaan 100 8 maxamed axmed yuusuf 45 9 siciid maxamed saleebaan 50 10 siciid maxamed aadan 60 11 asma cabdiraxmaan ciise 12 c/raxmaan ciise x. maxamuud 13 khaalid c/qani maxamuud 70 14 xamdi ...
Widhwidh November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 3, 2016
no full name Progam Mark 1 axmed c/qaadir ismaaciil Hardware 75 2 c/laahi cawed faarax Hardware 70 3 abdirasaaq ibraahim nuur Hardware 80 4 axmed c/laahi siciid Hardware 70 5 faysa xariir maxamed Hardware 95 6 salma maxamed ciise Hardware 80 7 c/laahi xassan cismaan Hardware 100 8 maxamed axmed yuusuf Hardware 65 9 siciid maxamed saleebaan Hardware 85 10 siciid maxamed aadan Hardware 65 11 asma cabdiraxmaan ciise Hardware 75 12 c/raxmaan ciise x. maxamuud Hardware 90 13 khaalid c/qani maxamuud Hardware 75 14 xamdi jaamac ...
Widhwidh Jully 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 12, 2016
  SNO Name Program Mark Scholarship 1 C/laahi Cawad Faarax  Accsess 43 C/laahi Xasan Cismaan Accsess 95 3 C/raxmaan Ciise Maxamed Accsess 84 4 C/raxmaan Maxmed Yuusuf Accsess 60 5 C/rashiid Axmed C/laaahi Accsess 70 6 C/risaq Ibraahim Nuur Accsess 70 7 Abshir Ibraahim Nuur Accsess 85 8 Axmed C/laahi Siciid Accsess 100 9 Axmed Maxamuud Ibraahim Accsess 80 10 Asma C/raxmaan Ciise Accsess 100  Free 11 C/casiis Xasan Xaashi Accsess 85 12 C/laahi Ibraahim Umal Accsess 60 13 Daahir Maxamuud Cartan Accsess 70 14 Faysa Xariir Maxamed Accsess 94 15 Xamdi Jaamac ...
Widhwidh June 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 11, 2016
  SNO Name Program Mark Scholarship 1 C/laahi Cawad Faarax Excel 20 2 C/laahi Xasan Cimaan Excel 85 3 C/raxmaan Ciise Maxamed Excel 50 4 C/raxmaan Carab Maxamed Excel 70 5 C/raxmaan Maxamed Yusuf Excel 50 6 C/risaaq Ibraahim Nuur Excel 70 7 Abshir C/raxmaan Nuur Excel 50 8 Axmed C/laahi Siciid Excel 30 9 Asma C/raxmaan Ciise Excel 60 10 Barwaaqo Maxamed C/risaq Excel 30 11 C/casiis Xasan Xaaji Excel 70 12 C/raxmaan C/raxman Umal Excel 50 13 Daahir Maxamuud Cartan Excel 50 14 Faysa Xariir Maxamed Excel 80 15 Xamdi Jaamac Maxamuud Excel 60 16 Hodan Maxamud ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE