Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Guuleystaha

Kaalinta 5.aad. Widhwidh- SAHALSOFTWARE .ardayadii ugashay kalinta 1aad

Xamdi Jaamac Maxamed – Waa Ardayadii Magaalada #Widhwidh u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leenahay Hambalyo Xamdi, Guushu aad

Continue Reading »

Qeybta Guuleystaha

widhwidh:C/laahi Xasan Cismaan Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan

C/laahi Xasan Cismaan – Waa Ardayda Magaalada #Widhwidh Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo C/laahi, Guushu aad bishan gaadhay insha

Continue Reading »

Guuleystaha Archives

Widhwidh:C/laahi Xasan Cismaan Waa Ardaygii Bishan Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 3, 2016
#C/laahi Xasan Cismaan - Waa Ardayda Magaalada #Widhwidh Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (November.01/11/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo C/laahi, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...
C/raxmaan Carab Maxamed Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Sep 23, 2016
#C/raxmaan Carab Maxamed - Waa Ardayda Magaalada #Widhwidh Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (September 01. 2016). Waxaan Leeyahay Hambalyo C/raxmaan, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha ...
Widhwidh:Maansha alaah waxaa Maanta Soo Gabagaboobey Tartankii Ka Socdey Sahalsoftware Widhwidh Waxaan Iskugu Soo Hadhay Laba Hablood
- Aug 26, 2016
#Widhwidh: Masha allah waxa maanta tartankii ka socday Sahalsoftware Magaalada Widhwidh isugu soo hadhay labadan hablood ee aad u jeedaan waxa la oran karaa waa hablo aad u dadaal badan, ...
WidhWidh: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware WidhWidh
- Aug 6, 2016
WidhWidh: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware WidhWidh, Dhammaan Ardeyda Sahalsoftware Meel ay Joogaanba iyo Taageerayaashaba waxaan u soo bandhigeynaa ardeygii Kaalinta kobaad Galay Bishan ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE