Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

05. Garoowe

GRW:827-Abdihakin Hirsi Yousuf

Soo Dhawoow Abdihakin, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6        

Continue Reading »

Qeybta 05. Garoowe

GRW:826-Said Mohamed Gure

Soo Dhawoow Said, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6        

Continue Reading »

05. Garoowe Archives

GRW:825:Abdirahman Abdalle Warsame
- Dec 5, 2017
Soo Dhawoow Abdirahman, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6             Student Name: Abdirahman Abdalle Warsame  Grade:85 Student ID: GRW-825 Entary Date: 01/02/2017 Exam Date Program Mark 1/03/2017 Mavis 40 1/04/2017 Windows 8 100 1/05/2017 Word 90 1/06/2017 Excell 80 1/07/2017 Access 80 1/08/2017 Power Point 100 1/09/2017 Social Network 100 1/10/2017 Hardware 90 1/11/2017 Software 90
Garoowe:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay Septemper – 17
- Sep 15, 2017
#Garoowe Sahalsoftware International College Faadumo Shire Cali waa ardayadii kaalinta 1-aad u gashay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Garoowe Biloowgii bishan September 2017. Dheh " Masha allaah" Waxaan leenahay ...
Garoowe: Sahalsoftware college Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay
- Aug 5, 2017
Masha allaah - Waa markii saddexaad ee ay Faadumo shire Cali ay kaalinta 1-aad u gashay College ka Sahalsoftware ee Magaalada Garoowe. Masha allaah Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Dadaalkana halkaas ...
Garoowe: Exam – Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017
- Apr 4, 2017
Faadumo Shire Cali - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Garoowe waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Garoowe – SAHALSOFTWARE – Waa ardayadii kaalinta koowaad ugashay bishaan maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Garoowe - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Asma Siciid Aadan - Waa Ardayadii Magaalada #Garoowe u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Asma Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Kaalinta 8.aad. Garwoowe – Sahalsoftware
- Feb 2, 2017
Kaltuun Ibraahim Maxamed - Waa Ardaygii Magaalada #Garoowe galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Kaltuun Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal wacan ...
LCD:105-Jama Ahmed Jama
- Jan 22, 2017
Soo Dhawoow Jama, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
GAROOWE Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 5, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017 SOFTWARE 1:Cabdikaafi maxamed cabdi 40% 2:Asma siciid aadan 20% 4:Cabdilaahi siciid aadan 10% EXCELL 1:Cabdilaahi maxamed siciid 50% ACCESS 1:Caasha ibraahim maxamed 60% POWER POINT 1:Cabdilaahi axmed maxamed 50% MAVIS 1:Cure jaamac maxamed axmed 20 WPM 2:Cabdisalaan maxamed ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE