Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examinations

Garoowe:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay Septemper – 17

#Garoowe Sahalsoftware International College Faadumo Shire Cali waa ardayadii kaalinta 1-aad u gashay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Garoowe Biloowgii bishan

Continue Reading »

Qeybta Examinations

Garoowe: Sahalsoftware college Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay

Masha allaah – Waa markii saddexaad ee ay Faadumo shire Cali ay kaalinta 1-aad u gashay College ka Sahalsoftware ee Magaalada Garoowe. Masha allaah Waxaan

Continue Reading »

Examinations Archives

Garoowe: Exam – Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017
- Apr 4, 2017
Faadumo Shire Cali - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Garoowe waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Garoowe – SAHALSOFTWARE – Waa ardayadii kaalinta koowaad ugashay bishaan maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Garoowe - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````` Asma Siciid Aadan - Waa Ardayadii Magaalada #Garoowe u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Asma Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
GAROOWE Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 5, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017 SOFTWARE 1:Cabdikaafi maxamed cabdi 40% 2:Asma siciid aadan 20% 4:Cabdilaahi siciid aadan 10% EXCELL 1:Cabdilaahi maxamed siciid 50% ACCESS 1:Caasha ibraahim maxamed 60% POWER POINT 1:Cabdilaahi axmed maxamed 50% MAVIS 1:Cure jaamac maxamed axmed 20 WPM 2:Cabdisalaan maxamed ...
Garoowe December 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 13, 2016
S.no Name Program Mark 1 Axmed Siciid Faarax Excel 60 2 Maxamuud Maxamed Cabdi Windows8 100 3 Jaamac Yaasiin Faarax Windows8 100 4 C/fataax Maxamed Faarax Mavis 22 5 Aadan Maxamed Diiriye Hardware 90 6 Maxamed Cabdi Xaashi Excel 70 7 c/fataax Khaliid Cumar Hardware 90 8 Abshir Cali Xasan Excel ? 9 C/fataax Maxamed Cabdi Hardware 80 10 Hibaaq Cali Aadan Excel 80 11 Kaltuun Ibraahim Maxamed Excel 90 12 Siraad Saleebaan Yuusuf Excel 90 13 C/laahi Axmed Maxamed Access 60 14 Caasha Iimaan Maxamed Excel 70 15 Idil C/casiis ...
Garoowe November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 3, 2016
Id Name Program Mark 1 Siraad Saleebaan Suusuf Word2016 100 2 Kaltuun Ibraahim Maxamed Word2016 100 3 Hibaaq Cali Aadan  Word2016 100 4 Caasho Iimaan Maxamed Word2016 100 5 C/laahi Siciid Aadan  Power point 70 6 Maxamed Ciise Maxamed Excel2016 60 7 Asma Siciid Aadan  Power point 80 8 C/laahi Maxamuud Siciid Windows 8 50 9 C/kaafi Maxamed Cabdi Power point 100 10 Axmed Siciid Faarax Windows 8 80 11 C/laahiAxmed Maxamed Excel2016 60 12 Abshir C/laahi Faarax Windows 8 70 13 Ikraan ...
Garoowe October 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Oct 24, 2016
Name Program Mark 1 Jaamca Cige Axmed Word 100 2 C/fataax  Maxamed Faarax Word 100 3 C/laahi Siciid Adan Access 100 4 Maxamed Ciise Maxamed Word 80 5 C/laahi Axmed Maxamed Word 90 6 C/raxmaan Maxamud Maxed Access 90 7 Asma Siciid Aadan Access 80 8 C/kaafi Maxamed Abdi Access 70 9 Caasho Iimaan Maxamed Windows 8 80 10 Ashir Cali Xasan Word 80 11 Maxamed Cabdi Xaashi Windows 8 80 12 Kawser Cali Warsame Windows 8 80 13 Kaltuun Ibraaahim Maxamed Windows ...
Garoowe September 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Oct 24, 2016
Name Program Mark 1 Asma Siciid Aadan Excel 100 2 C/laahi Siciid Aadan Excel 100 3 C/kaafi Mxamed Cabdi Excel 90 4 Maxamed Cabdi Xaashi Mavis 21 5 Maxamed Ciise Maxamed Windows 8 70 6 C/qaadir Salaad Faarax Mavis 20 7 Caasho Iimaan Maxamed Mavis 22 8 Caasho Maxamuud Maxamed Access 40 9 Caasho ?????      ????? Power point 50 10 Xaawo Maxamuud Maxamed Access 60 11 Xaawo ????????    ????? Power point 50 12 C/raxmaan Maxamuud Maxamed Power point 70 13 C/raxmaan ??????      ...
Garoowe August 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 3, 2016
SNO Name Program Mark Scholarship 1 Cabdilaahi  Axme Maxamed Windows 60 2    Cabdixakiin xirsi yuususf Windows 70 3    Khadiija Siciid Aadan Windows 80 4 Cabdikaafi   Maxame Cabdi Word 60 5 Asma Siciid Aadan Word 90 6 Cabdilaahi Siciid Aadan Word 90 7 Jaamac Maxamed Cismaan Excel 90 8 Jaamac Maxamed Cismaan Access 80 9 Sakariye Cabdicasi Cismaan Access 80 10 Jaamac Axmed Jamac Hardware 70  Free  

RIIX MUUQALADAN HOOSE