Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Transcript

GRW:827-Abdihakin Hirsi Yousuf

Soo Dhawoow Abdihakin, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6        

Continue Reading »

Qeybta Transcript

GRW:826-Said Mohamed Gure

Soo Dhawoow Said, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6        

Continue Reading »

Transcript Archives

GRW:825:Abdirahman Abdalle Warsame
- Dec 5, 2017
Soo Dhawoow Abdirahman, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6             Student Name: Abdirahman Abdalle Warsame  Grade:85 Student ID: GRW-825 Entary Date: 01/02/2017 Exam Date Program Mark 1/03/2017 Mavis 40 1/04/2017 Windows 8 100 1/05/2017 Word 90 1/06/2017 Excell 80 1/07/2017 Access 80 1/08/2017 Power Point 100 1/09/2017 Social Network 100 1/10/2017 Hardware 90 1/11/2017 Software 90

RIIX MUUQALADAN HOOSE