Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

12. Xudun

Xuddun: Sahalsoftware College Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay August – 2017

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Maxamed Cali Xandule waa ardaygii kaalinta kobaad u galay Magaalada Xuddun waxaan leenahay Guusha aad gaadhay bishan waan kuugu hambalyeynaynaa hana is

Continue Reading »

Qeybta 12. Xudun

Xudun Exam- Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay june- 2017

Masha allaah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Axmed Maxamed Aadan – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Xuddun imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

12. Xudun Archives

Yagoori: Sahalsoftware Hambalyo Ardayda Qalinjabinaysa Maanta
- May 25, 2017
Hambalyo Ardayda Sahalsoftware ee Maanta ku qalin jabinaya Magaalada Yagoori ...
Xudun: Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay April – 2017
- Apr 4, 2017
C/samad Siciid Xasan - Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Xuddun ee waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha ...
Xudun: Daawo Sawirada Xafladii Qalin Jabinta Dufcaddii 1-aad:
- Mar 9, 2017
...
Examkii xudun ee bishaan fubraayo 2017 Sahalsoftware
- Feb 27, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii bishaan febraayo 2017 ee hoos ka eego SAHAL SOFTWARE EXAMINATION RESULT XUDDUN BRANCH cabdi raxmaan ismaaciil cabdi excel 75 xasan faysal maxamed excel 75 cabdi fatax maxamed cabdi excel 20 kaltuun saalax dubad excel 70 saamiya  cali ...
XDN:623-Mohamed Ibrahim Sugule
- Feb 20, 2017
Soo Dhawoow Mohamed, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
XDN:608-Ali Abdulahi Ahmed
- Feb 20, 2017
Soo Dhawoow Ali, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
XDN:622-Ahmed Sulaiman Mohamed
- Feb 20, 2017
Soo Dhawoow Ahmed, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
XDN:621-Ahmed Mohamed Hirad
- Feb 20, 2017
Soo Dhawoow Ahmed, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE