Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examination

Xudun: Exam – Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay April – 2017

C/samad Siciid Xasan – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Xuddun ee waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

Qeybta Examination

Examkii xudun ee bishaan fubraayo 2017 Sahalsoftware

Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii bishaan febraayo 2017 ee hoos ka eego SAHAL SOFTWARE EXAMINATION RESULT XUDDUN BRANCH cabdi raxmaan ismaaciil cabdi excel

Continue Reading »

Examination Archives

Xudun: Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
ID NAME PROGARM MARKS 1 aaaminacabdikariin xirsi windows 90 2 negaad siciid cawil windows 90 3 saamiya cali jaamac windows 50 4 faisa maxamed maxamud windows 60 5 raxma maxamed cawil windows 70 6 suhayr cabdiraxman saleban windows 60 7 ifraax faysal maxamed windows 60 8 ayaan faysal maxamed windows 60 9 kawsar cabdisalan xirsi windows 100 10 maxamed ibraahim xuseen windows 70 11 cabdi samad maxamed cawl windows 50 12 cabdi fatax maxamed cabdi windows 50 13 cabdi raxmaan ismaaciil cabdi windows 90 14 siciid keyse ...
Xudun November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 4, 2016
S.no Name Program Mark 1 fatxi farxaan xaaji Windows 90 2 kaltuun saalax dubad windows 80 3 ubax cabdi axmed windows 90 4 nadiira cali bulaale windows 50 5 raxma cabdi cawil Windows 70 6 hinda cabdi qadircwil Windows 100 7 safiya fuaad nadiif Windows 90 8 cabdi xamiid saalax dubad Windows 80 9 Xuseen saalax oogle Windows 60 10 Saalax dubad dhiif Windows 55 11 c fataax jaamac cismaan Windows 70 12 aadan cilmi siciid Windows 70 13 cali cabdi axmed excel 30 14 maxamed cabdilaahi ...
Xudun September 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 4, 2016
S.no Name Program Mark 1 Dhamac Cabdalle Xasan Windows 8 90 2 C/samed Siciid Xasan Windows 8 90 3 Cali Cismaan Nuur Windows 8 90 4 Maxamed C/laahi Yaasiin Windows 8 90 5 Axmed C/laahi Cismaan Windows 8 90 6 Maxamed Ibraahim Sugulle Windows 8 80 7 Axmed Cismaan Windows 8 80 8 Jaamac Maxamed Jaamac Windows 8 70 9 Khaalid Maxamed Axmed Windows 8 70 10 Maxamed Axmed Muuse Windows 8 70 11 Maxamed ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE