Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Gulaystaha

Kaalinta 8.aad. Xudun – SAHALSOFTWARE

Maxamed Ismaaciil Cabdi – Waa Ardaygii Magaalada #Xudun u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leenahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad

Continue Reading »

Qeybta Gulaystaha

Xudun:Maxamuud Maxamed Siciid Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan

#Maxamuud Maxamed Siciid  – Waa Ardayda Magaalada #Xudun Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamuud, Guushu aad bishan gaadhay

Continue Reading »

Gulaystaha Archives

Xudun:Maxamed Ismaaciil Cabdi Waa Ardaygii Bishan Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 4, 2016
#Maxamed Ismaaciil Cabdi - Waa Ardayda Magaalada #Xudun Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (November.01/11/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE