Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

13. Marqaan

MQR:9-Hiis Aden Mohomoud

Soo Dhawoow Hiis, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada

Continue Reading »

Qeybta 13. Marqaan

MRQ:8-Mohamed Salieban Mohamed

Soo Dhawoow Mohamed, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada

Continue Reading »

13. Marqaan Archives

MRQ:7-Sadiya Hussien Mohamoud
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Sadiya, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad ...
MRQ:6-Hamdi Omar Warsame
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Hamdi, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad ...
MRQ:5-Sakariye Abdilahi Hassan
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Sakariye, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad ...
MRQ:4-Abdirizak Mahad Harir
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Abdirizak, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad nagala ...
MRQ:3-Roble Hassan Mohamed
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Roble, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad nagala ...
MRQ:2-Mohamed Bile Osman
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Mohamed, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad ...
MRQ:1-Abdale Abdirahman Abdilahi
- Oct 29, 2016
Soo Dhawoow Abdihaphid, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Guud Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba waxaad ...
#Rooble Xasan Maxamed Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan Ee Xarunta Marqaan
- Sep 25, 2016
#Rooble Xasan Maxamed Waa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Ardayda Dhigat Xarunta Marqaan Ardaygaas Waxaan Leeyhay Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Waxaan Kaloo Ardayada Usheegayaa In Ay San Niyad Jabin Waxaa Laga Yabaa ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE