Asalaamu calaykum - Subax Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

15. Yagoori

Yagoori: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay Bishaan Septemper – 17

#Yagoori – Sahalsoftware International College Maxamed Saleebaan Xuseen – Waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Yagoori

Continue Reading »

Qeybta 15. Yagoori

Yagoori: Sahalsoftware College Waa Ardayadii Kaalinta Koowad Ugashay Bishaan August- 2017

Xamdi Maxamed aw Saalax – Waa ardayadii imtixaankii maanta kaalinta 1.aad u gashay College ka Sahalsoftware ee Magaalada Yagoori. Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo. Fadlan soo

Continue Reading »

15. Yagoori Archives

LCD:658:Shukri jama Dirie
- Jul 19, 2017
Soo Dhawoow Shukri, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, oo dhan   waxaanu ku leenhay Habbalyo Habbalyo Guul wacan  Email: Support@Sahalsoftware.com FB: www.fb.com/sahalsoftware6     Student Name: Shukri Jama Dirie Student ID: 654 Entary Date: 1/3/2017 Exam Date Program Mark 1/04/2017 Accounting  95 1/05/2017 Quickbook  100 1/06/2017 DacEasy  90
YGR:653-Hussien Diriea Farah
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Hussien, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:652-Derie Ahmed Hirsi
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Derie, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:651-Ikran Abdurahman Mohamed
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Ikran, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:650-Hodan Mursal Saed
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Hodan, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:649-Abdulahi Adan Abdi
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Abdulahi, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:648-Mohamed Abdirashid Mohamed
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Mohamed, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
YGR:647-Ayan Saed Mohamoud
- May 23, 2017
Soo Dhawoow Ayaan, Halkan waxaa kuugu diyaarsan imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE