Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

14.Ceerigaabo

Ceerigaabo:Sahalsoftware waa Ardaygii Kaalinta Kowaad Ugalay May- 2017

Masha allah soo qor Fadlan “““““““““““““““““““““““““““““` Maxamed Axmed Cali – Waa Ardaygii u galay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Ceerigaabo – Sahalsoftware, imtixaankii Bishan la qaaday

Continue Reading »

Qeybta 14.Ceerigaabo

Ceerigabo:Exam Sahalsoftware waa Ardayadii Kaalinta Koowad u Gashay April – 2017

Samsam Cismaan Siciid – Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Ceerigaabo ee waxku barata imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

14.Ceerigaabo Archives

Ceerigaabo – SAHALSOFTWARE waa ardayadii kaalinta koowaad bishaan u gashay cerigabo maarso – 2017
- Mar 14, 2017
Ceerigaabo - SAHALSOFTWARE ``````````````````````````````````````````````````````````````````````````` Farxiya Aadan Yuusuf - Waa Ardayadii Magaalada #Ceerigaabo u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Farxiya Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
cariigaabo Exam febraayo 2017 Natiijada examka hoos ka eego
- Feb 2, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii aad bishaan gasheen february 2017 SHALSOFTWARE Cerigabo EXAM ... date NO name suject marks   2/1/2017 1 aasiyo cumar axmed excel 90 free 2/1/2017 2 asma cumar axmed excel 60 2/1/2017 3 bahja cali nuur excel 70 2/1/2017 4 sakeriye cumar axmed excel 60 free 2/1/2017 5 faaisa faarax maxamed excel 90 2/1/2017 6 khaalid axmed yaasiin excel 60 2/1/2017 7 faadumo cali maxamed excel 50 2/1/2017 8 aamina ...
Kaalinta 6.aad. Ceerigaabo – SAHALSOFTWARE
- Feb 2, 2017
Xafsa Saalax C.laahi - Waa Ardayadii Magaalada #Ceerigaabo gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Xafsa Guushu aad bishan gaadhay. Bilaha soo socdana dadaal wacan ...
Ceerigaabo Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 5, 2017
Ardeeyay Halkaan hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017 microsoft word 1. maxamuud axmed cali 80 2. sekeriye cumar ahmed 40 3. axmed c/risaaq xuseen 80 4. cali cismaan xirsi 50 5. axmed maxamuud xasan 70 6. kawsar axmed ...
Ceerigaabo Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
ID Name Program Mark 1 Ibraahim Jaamac C/raxmaan Windows 8 100 2 Guuleed c/qani Jaamac Windows 8 80 3 Maxamud Axmed Cali Windows 8 100 4 Axmed C/risaaq Xuseen Windows 8 70 5 Aasiya Cumar Axmed Windows 8 60 6 Asma Cumar Axmed Windows 8 60 7 Bahja Cali faarax Windows 8 70 8 Khalid Axmed Yaasiin Windows 8 60 9 Cali Cismaan Xirsi Windows 8 60 10 Kawser Axmed Maxamed Windows ...
Ceerigaabo:Maxamuud Axmed Cali Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Dec 9, 2016
#Maxamuud Axmed Cali - Waa Ardayda Magaalada #Ceerigaabo Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/12/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamuud, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha is ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE