Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Muqdisho

Muqdisho: Exam – Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017

Nasra Cali Gacal – Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Muqdisho waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo

Continue Reading »

Qeybta Muqdisho

Kaalinta 7.aad. Muqdisho – SAHALSOFTWARE

C.laahi Cumar Macalin – Waa Ardaygii Magaalada #Muqdisho galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (February 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo C.laahi Guushu aad bishan

Continue Reading »

Muqdisho Archives

Kaalinta 6.aad. Muqdisho – SAHALSOFTWARE
- Jan 3, 2017
Maxamed Nuur Faarax - Waa Ardaygii Magaalada #Muqdisho u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (Janaury 01. 2016). Waxaan Leenahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo ...
Muqdisho Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
S/No Name Program Mark 1 Mohamed Nur Farah Win8 100 2 Ibrahim Abduule Mohamed Excel 99 3 Ismail Nur Mohamed Win8 98 4 Mohamed Hussein Nahal Win8 96 5 Mohamed Alas Ali word 96 6 Abdikadir Mohamed Alasow word 94 7 Abdirahman Mohamud Abdi Excel 93 8 Bile Ahmed Hassan word 93 9 Ilwaad Ali Yusuf word 92 10 Mohamed Muuse Hussein word 92 11 Abdirahman Ali Maow Win8 90 12 Abdirahman Abdulahi Nur Win8 90 13 Ilyaas Abukar Jawiil word 90 14 Abdulahi Omar Moalim word 88 15 Abdirahman Said ...
Muqdisho:Maxamed Nuur Faarax Waa Ardaygii Bishan December Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Dec 9, 2016
#Maxamed Nuur Faarax - Waa Ardayda Magaalada #Muqdisho Bishan u galay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (December.01/11/2016) Waxaan Leeyahay Hambalyo Maxamed, Guushu aad bishan gaadhay insha allaah bilaha soo socdana ha is ...
Muqdisho November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisata
- Nov 8, 2016
S.No Name Program Mark 1 Abdi Ahmed Mohamed Windows 8 90 2 Abdikadir Mohamed Alasow Windows 8 95 3 Abdikadir Tuuryare Afrah Windows 8 93 4 Abdirahman Said Abdi Windows 8 99 5 Abdirizak Mohamed Muhudin Windows 8 90 6 Abdulahi Omar Moalim Windows 8 100 7 AhmedNurMoalim Mohamed Windows 8 98 8 Ayuub Abdullahi Osman Windows 8 100 9 Bile Ahmed Hassan Windows 8 100 10 Ilwaad Ali Yusuf Windows 8 100 11 Ilyaas ...
Muqdisho:Axmed Cali Maxamed Waa Ardaygii Bisa Kaalinta Koobaad Ugalay Imtixaankii Laqaadey Bishan
- Nov 8, 2016
Axmed Cali MaxamedWaa Ardaygii Kaalinta Koowaad Ugalay Ardayda Dhigat Xarunta Muqdisho Ardaygaas Waxaan Leeyhay Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Waxaan Kaloo Ardayada Usheegayaa In Ay San Niyad Jabin Waxaa Laga Yabaa Inaad Bisha ...
MQD:18-Nour Mohamed Mohamoud
- Sep 22, 2016
Soo Dhawoow Nour, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
MQD:17-yahye Ahmed Sahal
- Sep 22, 2016
Soo Dhawoow yahye, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
MQD:16-Ahmed Ali Mohamed
- Sep 22, 2016
Soo Dhawoow Ahmed, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Muqdisho amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE