Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examination

Mugdisho: Sahalsoftware Waa Ardaygii Kaalin Kowaad Ugalay septemper – 17

#Muqdisho – Sahalsoftware International College C/fataax Cali Axmed waa ardaygii kaalinta 1-aad u galay guud ahaan ardayda wax kabarata College ka Sahalsoftware ee Magalaada Muqdisho Biloowgii

Continue Reading »

Qeybta Examination

Muqdisho: Exam:Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay – june-2017

Nasra Cali Gacal – Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Sahalsoftware Ee Magaalada #Muqdisho imtixaankii Bishan la qaaday (June 01,2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha

Continue Reading »

Examination Archives

Muqdisho: Exam – Sahalsoftware Waa Ardayadii Kaalinta Kowaad Ugashay April – 2017
- Apr 4, 2017
Nasra Cali Gacal - Waa Ardayadii u gashay Kaalinta Koobaad Ardayda Magaalada Muqdisho waxku barata, imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan gaadhay. Bilaha soo ...
Muqdisho Deceber 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Dec 10, 2016
S/No Name Program Mark 1 Mohamed Nur Farah Win8 100 2 Ibrahim Abduule Mohamed Excel 99 3 Ismail Nur Mohamed Win8 98 4 Mohamed Hussein Nahal Win8 96 5 Mohamed Alas Ali word 96 6 Abdikadir Mohamed Alasow word 94 7 Abdirahman Mohamud Abdi Excel 93 8 Bile Ahmed Hassan word 93 9 Ilwaad Ali Yusuf word 92 10 Mohamed Muuse Hussein word 92 11 Abdirahman Ali Maow Win8 90 12 Abdirahman Abdulahi Nur Win8 90 13 Ilyaas Abukar Jawiil word 90 14 Abdulahi Omar Moalim word 88 15 Abdirahman Said ...
Muqdisho November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisata
- Nov 8, 2016
S.No Name Program Mark 1 Abdi Ahmed Mohamed Windows 8 90 2 Abdikadir Mohamed Alasow Windows 8 95 3 Abdikadir Tuuryare Afrah Windows 8 93 4 Abdirahman Said Abdi Windows 8 99 5 Abdirizak Mohamed Muhudin Windows 8 90 6 Abdulahi Omar Moalim Windows 8 100 7 AhmedNurMoalim Mohamed Windows 8 98 8 Ayuub Abdullahi Osman Windows 8 100 9 Bile Ahmed Hassan Windows 8 100 10 Ilwaad Ali Yusuf Windows 8 100 11 Ilyaas ...
Muqdisho August 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 14, 2016
sno Name Program Mark ScholarShip 1 C/kariin Xuseen Hahdi Access 100  Free 2 Naciima Xaaji Ibraahim Word 99 3 Ibraahim Xuseen Jimcaale Power point 98 4 C/maalik Daahir Axmed Windows 98 5 Nuur Maxamed Maxamuud Word 97 6 C/qaadir Cabdule Macaw Power point 95 7 Ruqiyo Cali Daahir Word 95 8 Muuse Xasan Baariyaw Word 94 9 Ayuub Cali Maxamed Power point 93 10 Idiris Aadan Maxamed Word 93 11 Aways Cabdi Cali Access 90  

RIIX MUUQALADAN HOOSE