Asalaamu calaykum - Habeen Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon karta www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Examinatoins

Buuhoodle Exam waa Ardayadii Kaalinta koowad U gashay bishaan April – 2017

Xamdi C/rashiid Cali – Waa Ardayadii Magaalada #Buuhoodle u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (April 01. 2017). Waxaan Leenahay Hambalyo Guusha aad bishan

Continue Reading »

Qeybta Examinatoins

Buuhoodle – SAHALSOFTWARE Waa ardaygii kaalinta kowaad ugalay maarso – 2017

Buuhoodle – SAHALSOFTWARE “““““““““““““““““““““““““““““` Sekeriye Maxamuud Warsame – Waa Ardayadii Magaalada #Buuhoodle u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Bishan la qaaday (March 01. 2017). Waxaan Leenahay

Continue Reading »

Examinatoins Archives

Buuhoodle Exam – February 2017 Natiijada Imtaxaanka hoos ka eego
- Feb 1, 2017
Ardeeyay waxaa halkaan diyaar idinku ah examkii aad bishaan gasheen february 2017 SHALSOFTWARE Buuhoodle -  EXAM ...   NO Full Name Course 1. Nasra Ali Mohamed Windows 8 80 Result 2. Hodan Mohamed Abdi ...
Buuhoodle Exam Janaayo 2017: Natiijada Imtaxaanka Hoos Ka Eego
- Jan 5, 2017
Ardeeyay Halkaan Hoose Waxaa diyaar idinku ah imtixaankii aad gasheen janaayo 2017   NO Full Name Course Result    1.         Cabdirashiid Axmed Maxamed Windows 8   40 2.         Xasan   Cabdinaasir  ismaciil Windows 8   70 3.         Nimco Cali   Maxamed Windows 8   70 4.         Safiya  ...
Buuhoodle November 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Nov 3, 2016
ID Name Program Mark 1 Shaafic Jaamac Saleebaan Access 100 2 Yaasmiin Maxamed Faarax Access 77 3 C/raxmaan Maxamed Faarax Hardware 85 4 C/casiis Xasan Abokar Hardware 85 5 C/fataax Xasan Abokor Hardware 60 6 Faarax Axmed Cabdi Netwodk part1 99 7 Faarx Mxamed Abokor Netwodk part1 99 8 C/raxmaan Faarax Maxamed Netwodk part1 95 9 Hibaaq C/laahi Xasan Netwodk part1 80 10 C/xaafid Axmed Maxamed Power point 55 11 Mubaaarak Maxamed Xaashi Photo shob 100 12 Sakariye Maxamed ...
Buuhoodle May 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Sep 7, 2016
      
Buuhoodle Jan 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Sep 6, 2016
Sno. Name Program Mark 1  C/naasir C/laahi Cali software 100% 2 Bukaari Cismaan Maxmed software 80% 3 Musafe Maxmed Cabdi software 80% 4 Maxmed Cismaan Maxmed software 80% 5 Cabdinasir Callhi Cali Access 80% 6 C/lahi Cali Maxmuud Access 80% 7 Maxamud Ismaacil Xusn Access 80% 8 Aadan Jaamac Yuusuf Access 80 % 9 Aadan Axmed ismaaciil Access 60% 10 Axmed C/lahi Cabdi Access 60% 11 Aadan Xasan Yasiin Access 60% 12 Qadan Kayse Muxumud Access 60% 13 Ridwaan Maxmuud Haybe Excel 70% 14  Huda Axmed Husen Excel 60% 15 Hibaaq C/lhi ...
Buuhoodle September 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Sep 4, 2016
  SNO Name Program Mark Scholarship 1 Rabadaan C/laahi Windows 60 2 Maxamed C/laahi Saleebaan Windows 60 3 Maxamed  C/laahi Cali Social 80 4  Maxamed  C/laahi Cali  Software  60 5  C/raxmaan Axmed Cali  Hardware  50 6  Jaabir Maxamuud Muuse  Quickbook  88 7  Sakariye C/laahi Jaamac  Social network  20 8  C/ladiif C/samad cali  Software  60 9  Xamse Cali Yuusuf  Access  80 10  Aadan Xasan Yaasiin  Daceasy  60 11  Maxamed C/laah Cali  Hardware  80 12  C/farax Cawil Axmed  Quickbook  100 13  C/fataax Saxan Abokor  Power point  60 14  C/raxmaan Maxamed Faarax  Power ...
Buuhoodle August 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Aug 2, 2016
  SNO Name Program Mark80 Scholarship 1 C/raxmaan Maxamud Maxamed Excel  70 2 Maxamed Asad Maxamed Excel 50 3 Khadan Xasan Maxamed Excel 50 4 C/khaaliq Maxamed Muuse Hardware 80 5 Maxamed C/qani Ismaaciil Hardware 70 6 Axmed Aadan Cabdi Hardware 60 7 C/ladiif C/samaed Cali Hardware 40 8 Aadan Ismaaciil C/laahi Hardware 50 9 Hibaaq C/laahi Xasan HTML 80 10 Faarax Axmed Abokor HTML 90 11 C/casiiss Maxamuud Maxamed Mavis 15 12 Sahra Cali Jaamac Mavis 11 13 C/raxmaan  Faarax Maxamed Photoshop 100 14 Faaraxax Axmed Cadbi Photoshop 100 15 C/shakuur Cali Maxamed Power point 100 16 Maxamed ...
Buuhoodle Jully 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay
- Jul 3, 2016


Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE