Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

guulastaha

Buuhoodle: Ardayadani Waa Ardayadii Bishan Kaalinta Koobaad Ugashay Ardayda Wax Kabarata Sahalsoftware Buuhoodle

Xamda Cabdirashiid Haybe – Waa Ardayda Magaalada Buuhoodle Bishan u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii December 2016. Waxaan Leeyahay Hambalyo Xamda, Guushu aad bishan gaadhay insha

Continue Reading »

Qeybta guulastaha

Buuhoodle:Ardayadni Waa Ardayadii Bishan Kaalinta Koobaad Ugashay Ardayda Wax Kabarata Sahalsoftware Buuhoodle

Xamda Cabdirashiid Haybe – Waa Ardayda Magaalada Buuhoodle Bishan u gashay Kaalinta Koobaad imtixaankii Shalay la qaaday. Waxaan Leeyahay Hambalyo Xamda, Guushu aad bishan gaadhay

Continue Reading »

guulastaha Archives

Buuhoodle: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Buuhoodle
- Aug 7, 2016
Buuhoodle: August 01.2016 Baro Ardeygii Galay Bishan Kaalinta koobaad College ka Sahalsoftware Buuhoodle, Dhammaan Ardeyda Sahalsoftware Meel ay Joogaanba iyo Taageerayaashaba waxaan u soo bandhigeynaa ardeygii Kaalinta kobaad Galay Bishan ...

RIIX MUUQALADAN HOOSE