Asalaamu calaykum - Duhur Wanaagsan - Waxaad kale oo aad Nagala socon kartaa www.youtube.com/channel/UCalwK_rEnGMvh4JdWfE8pog

Ogeysiis (Maalinta Imtixaanka) - Dhammaan Ardayda Online ka wax ku barata iyo kuwa Xarumaha sida tooska ah wax uga barta waa in ay u diyaar garoobaan Maalin ta imtixaanka bilaha la qaadayo oo ku beegan Bil kasta kowdeeda. Ogeysiis (Xiliga Qalin jabinta) - Waxaa la ogeysiinayaa Ardayda in Xaflada Qalin jabinta ay u diyaar garoobaan Bisha Oktoobar ee Sanad walba insha allaah, Xiligaas oo ku beegan aasaaskii Sahalsoftware. Ogeysiis (Su'aasha Fahamka Kumbuyuutarka) - Su'aashaas oo imtixaanaadka bilaha ku jirta waxaa laga soo dhex saarayaa Casharka webka la soo geliyo ee ku saabsan Fahamka kumbuyuutarka.

Bishaaro: Ma tahay qof jooga Magaalooyinkan (Laascaanood, Hargaysa, Burco, Buuhoodle iyo Ceegaag), Ma tahay qof jecel inuu barto Cilmiga Kumbuyuutarka, Haday Jawaabtu tahay Haa, ka faa'iideyso fursadan oo is qoristu waxay socotaa bil kasta oo dhalata kowdeeda illaa shanteeda, hadaba yeysan kaa buuxsamin ardayda la qaato oo kooban darteed ee Xarumahaas horey u gaadh.

Ogeysiis: Ardayda Online ka ah ee raba inay imtixaanka galaan qaabka ay lacagta u diri karayaan. 1. Waxay lacagta 15 Doolar ee bishii soo dhagayaan Akoonka aan ku leenahay Xawaalada Tawakal ee nambarkiisu yahay 252634496857 waxayna soo raacinayaan Magacooda oo Saddexan. 2. ka dib waxaad warqad u soo dirtaan cinwaankeena support@sahalsoftware.com 3. Wixii intaas dheer cinwaankaaga ayaa laguugu soo dirayaa insha allaah.

Transcript

NATIIJADA ARDAYDA IMTIXAAN KA U FADHIISATAY SAHALSOFTWARE BUUHOODLE

Waxaa Maanta sidii caadada noo ahayda imtixaanka bilaha ahayd ufadhiistay ardayda sahalsoftware college buuhoodle  hadaba halkan kala soco natiijadooda      Share This:

Qeybta Transcript

Buuhoodle Jan 2016 – Daawo Natiijada Liiska Ardeyda Imtixaanka U fadhiisatay

Sno. Name Program Mark 1  C/naasir C/laahi Cali software 100% 2 Bukaari Cismaan Maxmed software 80% 3 Musafe Maxmed Cabdi software 80% 4 Maxmed Cismaan

Continue Reading »

Transcript Archives

BHD:18 – Abdikadir Jama Abdi
- Oct 28, 2015
Soo Dhawoow Cabdiqaadir, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta kuugu dhow Ee Sahalsoftware amaba waxaad nagala soo ...
BHD:17 – Abdiweli Mohamed Ali
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Cabdiweli, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:15 – Deeq Ismail Khalif
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Deeq, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:14 – Fadumo Mohamed Farah
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Faadumo, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:13 – Hodo Abdi Ahmed
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Hoodo, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:11 – Abdihafid Abdilahi Farah
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Cabdixaafid, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:10 – Ahmednour Abdi Ali
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Axmed, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...
BHD:9 – Mohamud Mohamed Suleiman
- Oct 22, 2015
Soo Dhawoow Farax, Halkan waxaa kuugu diyaarsa imtixaanaadkaagii, hadii aad u baahan tahay inaad gasho imtixaanaadka kaa dhiman, waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta weyn Ee Shirkada Sahalsoftware ee Laascaanood amaba ...

Next Page »

RIIX MUUQALADAN HOOSE